Day: June 6, 2024

Soomaaliya oo guul ka garaysa  Q.M – Maxay ka dhigan tahay ?
Post

Soomaaliya oo guul ka garaysa Q.M – Maxay ka dhigan tahay ?

NewYork (Raxanreeb )- Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay xubin aan joogto ah ka noqoto golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, marka ay dhacdo codbixintii golaha guud ee Qaramada Midoobay. Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York waxaa ku sugan wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Axmed...

PUNTLAND : Ciidamada PSF oo war Kasoo saartay eedeyn uga timid booliska.
Post

PUNTLAND : Ciidamada PSF oo war Kasoo saartay eedeyn uga timid booliska.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidamada Difaaca Puntland ee PSF ayaa war qoraal ah kasoo saaray afduub lagu sameeyey afhayeenka ciidanka PSF, Maxamuud Jamaal iyo eedaymo uu ciidankaasi u jeediyey Taliyaha Booliska Puntland, Gen. Muumin Cabdi Shire. Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska PSF ayaa lagu sheegay in aysan waxba ka jirin eedeynta uu taliyaha ciidanka booliska usoo jeediyay,...