Day: June 7, 2024

Home » Archives for June 7, 2024
Maxaa naga si ah Soomaaliyeey?
Post

Maxaa naga si ah Soomaaliyeey?

Nairobi (Raxanreeb )-Soomaalidu waa ahlu towhiid, sadaqada iyo Salaaddana waan ku fiicanahey, oo dunida meel kasta ood gaarto, masaakintu qofka Soomaaliga ah way ku soo shirayaan, masaajiddadana Soomaali uunbaa buuxda, xajkana waanba isku feernaa sidaan u buuxno, welina waxbaa si naga ah! Aniga aragtideyda, waxaa naga maqan mabda’a midnimo iyo wadajir, oo qof kasta wuxuu...

Farmaajo ” Anigaa soo bilaabay guusha kursiga QM “.
Post

Farmaajo ” Anigaa soo bilaabay guusha kursiga QM “.

Doha (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay guusha Soomaaliya ka gaartay kursiga aan joogtada ahayn ee Q.M. Waxa uu sheegay in xukuunkiisa uu ahaa bilowga guusha Soomaaliya ay gaartay waxa uu qoraalkiisa ku bilaabay sida tan :. “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynayaa in...

Guddoomiye Aadan Madoobe siduu ugu hadlay guusha dalka ee Q.M
Post

Guddoomiye Aadan Madoobe siduu ugu hadlay guusha dalka ee Q.M

Muqdisho (Raxanreeb )-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay xubinimada Soomaaliya ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in guusha uu dalkeena gaaray ay muujineyso isbedelada horumarka ku saleysan ee dalkeenu hiigsanayo Iyo taageeradda shacabka ay la garab taaganyihiin dowladooda....