Day: June 12, 2024

Home » Archives for June 12, 2024
Sanbaloolshe oo gaaray Maxaas
Post

Sanbaloolshe oo gaaray Maxaas

Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay wafdigan.

GALMUDUG  : Weerar dad rayid lagu dilay oo ka dhacay Dhabad ,Galgaduud.
Post

GALMUDUG  : Weerar dad rayid lagu dilay oo ka dhacay Dhabad ,Galgaduud.

Dhabad (Raxanreeb )- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar dhimasho iyo dhaawac gaystay oo ka dhacay deegaanka Dhabad ee gobolka Galgaduud halkaas oo in mudda ahba rabshado ay ka jiraan. Weerarkaan ayaa la sheegay inuu ahaa mid ay geysteen Maleeshiyaad hubeysan oo rasaas ooda kaga qaaday Dad shacab ah oo ku sugnaa afafka...

RW Xasan Cali Khayre ‘’Waa ka damqanayaa in ahlu qabuurka loo dhaco ‘’.
Post

RW Xasan Cali Khayre ‘’Waa ka damqanayaa in ahlu qabuurka loo dhaco ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa  aad Soomaali badan ay uga xumaadeen  in Iskuul bulisiyo laga soo saaro maydadka dad badan oo halkaas ku aasnaa sanado badan , waxaana falkaas lagu cambaareeyay dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxwaynaha. Siyaasiin badan ayaa sidoo kale ka falceliyay talabaada markale lagu fagaayo ahlu qubuurta ku aasan iskuul bulisiyo ee magaalada Muqdisho...

DIL fool xun oo ka dhacay Garoowe oo buuq badan dhaliyay.
Post

DIL fool xun oo ka dhacay Garoowe oo buuq badan dhaliyay.

Garoowe (Raxanreeb )- Ehelada wiil dhallinyaro ah oo bajaajle ahaa oo maleeshiyada la baxay xasilinta Garowe si arxandarro, bareer ah u dileen ayaa  baaq u diray Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Boqor Burhaan Boqor Muuse. Marxuumkan oo maydkiisu tallaagad ku jiro 7 beri waxaa isaga iyo wiil kale si bareer ah u toogtay askari cabsan...

Guudlaawe oo magacaabis sameeyay & Hirshabeelle oo siyaasadeeda qasan.
Post

Guudlaawe oo magacaabis sameeyay & Hirshabeelle oo siyaasadeeda qasan.

Jowhar (Raxanreeb )– Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa marka uu arkay qoddobada 56-aad iyo 57-aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle waxa uu xilka ka qaaday Mudane Maxamed Faarax Cali Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabeelle. Kaddib markii uu arkay Madaxweynaha aqoonta iyo waayo-aragnimada uu leeyahay Mudane Maxamed Sheekh Maxamuud Yuusuf ayaa...

Soomaali Tahriib ahaa oo lagu la’ yahay Yeman.
Post

Soomaali Tahriib ahaa oo lagu la’ yahay Yeman.

Sanca (Raxanreeb )- 49 qof ayaa ku dhintay 140 kalena waa la la’yahay ka dib markii dooni ay la socdeen qaxooti iyo muhaajiriin ka yimid Geeska Afrika, kuna socday Yemen ay degtay, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee IOM. Doonta degtay ayaa waxaa la socday ilaa 260-qof oo u badan dad...

AFRICOM oo war ka soo saartay dhaqaatuur Cuba oo Somalila lagu dilay.
Post

AFRICOM oo war ka soo saartay dhaqaatuur Cuba oo Somalila lagu dilay.

Cuba ( Raxanreeb )-  Taliska Maraykanka ee Afrika ayaa sheegay inaysan mas’uul ka ahayn dilka la sheegay in loo gaystay laba dhakhtar oo u dhashay Cuba oo al-Shabab ay soo jeediyeen eedayn ah inay ku dhinteen duqayn uu gaystay Maraykanku 15-kii Febraayo ee sannadkan. War kasoo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay ciidamada Mataykanku duqeynta...