Day: June 14, 2024

Home » Archives for June 14, 2024
Weriye  loo haysto la shaqaynta CID oo Ruush- ka lagu Maxkamadaynayo
Post

Weriye loo haysto la shaqaynta CID oo Ruush- ka lagu Maxkamadaynayo

Mascow (Raxanreeb )-Dacwad oogayaasha Ruushka ayaa sheegay in saxafiga Mareykanka ee Evan Gershkovich la horgeyn doono maxkamad magaalada Ural, kadib markii lagu eedeeyay inuu u shaqeynayay hay’adda CIA-da Mareykanka. Gershkovich oo 32 jir ah ayaa lagu eedeeyay ururinta macluumaadka sirta ah ee amarrada CIA-da ee ku saabsan Uralvagonzavod, oo ah xarun soo saarta oo dayactiraysa...

Goormuu bilowday mashruuca qubuuro faagista Soomaaliya ?
Post

Goormuu bilowday mashruuca qubuuro faagista Soomaaliya ?

Muqdisho ( Raxanreeb )-π‰πšπ§π§πšπšπ²π¨ πŸπŸŽπŸŽπŸ“: Kooxda Shabaab ayaa bilawday faagista qubuurihii Talyaaniga ee ku yaallay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Lafaha iyo madaxyo dad ayaa maalmo ka bacdi lagu arkay xaafado ka tirsan Muqdisho, sida aagga Garoonka Muqdisho. Goobta waxaa markii danbe laga dhigay xero lagu tababaro maleeshiyaadka Shabaabka. 𝟐𝟎 πƒπ’π¬πžπ¦π›πšπ« πŸπŸŽπŸŽπŸ–: Shabaab ayaa bililiqaystay...