Muqdisho (Raxanreeb )- Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Baanadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deyniile ayaa xalay waxay gacanka ku soo dhigeen nin uu sheegay taliska boolisku inuu ku eedaysanyahay inuu dil geystay. Eedeysanaha lasoo qabtay oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Xasan Cali Dhiblaawe Ina Muraayo Muxumud Siyaad ayaa la sheegay inuu dil u geystey hooyadii...
