Day: June 27, 2024

Golaha Wasiirada oo meelmariyay sharci muhiim ah .
Post

Golaha Wasiirada oo meelmariyay sharci muhiim ah .

Muqdisho (Raxanreeb )- Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu warbixin guud oo qiimeyn ah uu ka diyaariyay Xafiiska Amniga Qaranka. Iyada oo laga duulayo aragtida cusub ee dowladda Soomaaliyeed ee ku saleysan Amniga Qaran, si looga gaashaanto khataraha waaweyn...

Itoobiya oo tiri  ‘’ Kama baxayno Soomaaliya , waxaan samaynaynaa waxa inoo daw ah ‘’.
Post

Itoobiya oo tiri  ‘’ Kama baxayno Soomaaliya , waxaan samaynaynaa waxa inoo daw ah ‘’.

Adis Ababa (Raxanreeb )- Dowlada Itoobiya oo sheegtay inuusan shaqayn amarkii dowlada Soomaaliya ku xirtay Qusuliyadaha ku yaal Garowe iyo Hargaysa. Hadalkan waxaa shaaciyay Afhayeen u – hadlay Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Itoobiya . Waxa uu intaas warkiisa ku daray Afhayeenka in Soomaaliya ay sii joogi doonaan , ciidankooda oo ay ka qayb qaadan doonaan...

Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo ku baaqay in xilka laga xayuubiyo Agaasimaha sirdoonka.
Post

Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo ku baaqay in xilka laga xayuubiyo Agaasimaha sirdoonka.

Nairobi (Raxanreeb )- Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua ayaa weerar afka ah ku qaaday  Agaasimaha Sirdoonka, Nordin Haji ka dib markii shalay khudbad ka jeediyay magaalo xeebeedka Mombasa. Waxaa uu ku tilmaamay Agaasimaha sarkaal hoose oo aan awood u lahayn inuu hoggaamiyo Hay’adda sirdoonka , isagoo ku sheegaya haddii ay sirdoonka shaqo wanaagsan qaban lahaayeen...