Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay dilkii loo geystay Taliyihii Guutada 14-ka October ee maanta nin ku labisnaa dareenka ciidanka dowladda uu ku toogtay deegaanka Cadow Dibile oo ku yaalla inta u dhaxeeya degmada Afgooye iyo Laafta Buure ee katirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Madaxweynaha ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada, Ciidanka...
Day: April 5, 2025
Lafta-gareen oo kulan la qaatay ku-xigeenka Ergeyga gaar ah ee Qarmada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan muhiim ah Magaalada Muqdisho kula yeeshay Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mudane Raisedon Zenenga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Arrimo dhowr ah oo muhiim u ah mustaqbalka Gobolka, waxaana ka mid ahaa:...
Maxey tahay Ujeedka uu madaxweyne Xasan Sheekh u tagay dalka Yugaandha ?
Kambaala ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Kambaala ee caasimada dalka Yugaandha, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay madaxweynaha iyo wefdigiisa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caasumaad rasmi ah ka heley dhiggiisa dalka Yugaandha Yoweri Museveni, oo uu la yeelan doono wahadallo gaar ah. Labada Madaxweyne ayaa kawada hadli...
Somali Army Commander Nuur Farey Killed in Targeted Shooting
Afgooye (Raxanreeb Online) — In a deeply unsettling development from southern Somalia, Senior Commander Nuur Farey, a respected figure within the Somali National Army, has been shot and killed in what appears to be a targeted attack. Commander Farey led the 14th October Brigade—an elite unit at the forefront of the fight against Al-Shabaab. The...
Taliyihii Guutada 14 October oo lagu dilay Shabeellaha Hoose
Afgooye ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in la dilay Gaashaanle sare Nuur Farey Taliyihii Guutada 14 October ee xoogga dalka , kaddib markii nin xiran dareeska ciidanka uu raasaas ku furay. Taliyaha ayaa la sheegay in xiliga dilka loo geysanayay uu ku sugnaa deegaanka Cadow Dibile oo u...
Mortar Attacks Hit Mogadishu Districts, Civilians Injured
MOGADISHU (Raxanreeb Online) – Tension gripped parts of Mogadishu on Saturday morning after several mortar shells struck residential areas in the Banaadir region, leaving civilians injured and properties damaged. According to eyewitnesses, at least three mortar rounds hit separate locations in the Boondheere and Warta Nabadda districts. The origin of the attack remains unclear, and...
Tiro Hobiyeyaal ah oo maanta lagu garaacay xaafado ku yaalla Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, ayaa saakay waxaa ku dhacay tiro Hoobiyeyaal ah oo aan la ogeyn halka laga soo tuuray, waxaana ay geysteen khasaaro kala duwan. Madaafiicdan oo gaareysay ilaa iyo saddex, ayaa si yaabo kala duwan ugu dhacay xaafado ku yaalla degmooyinka Boondheere iyo Warta nabada ee Muqdisho....
Dagaal iyo duqeymo ka dhacday deegaano hoostaga degmada Galcad
Galcad ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay duqeymo diyaaradeed laga fuliyay deegaano hoostaga degmadaasi. Duqeynta ayaa si gaar ah waxaa la sheegay in lagu beegsaday saldhig ay kooxda Al-shabaab ku lee yihiin deegaan hoos yimaada Galcad. Ilo wareedyo deegaanka ah ayaa ku waramay...