Qaahira ( Raxanreeb Online) Dawladaha Turkiga iyo Masar, ayaa ka wadahadlay xaaladaha ka taagan Gobolka Geeska Afrika iyo Badda Cas, waxayna si gaar ah xooga u saareen sidii xal looga gaari lahaa colaadaha Soomaaliya iyo Suudaan. Sida ay xalay faafiyeen warbaahinta Turkiga iyo Masaaraddu, Wasiirada Arrimaha Dibadda labadan dal oo khadka telefoonka ku wadahadlay, ayaa...
Month: April 2025
Dibadbaxyo ballaaran oo looga horjeedo Donald Trump oo ka bilowday Mareykanka
New York ( Raxanreeb Online) Dibadbaxayaal aad u fara badan ayaa isugu soo baxay magaalooyinka dalka Mareykanka si ay u cambaareeyaan madaxweyne Trump, mudaaharaadyadii ugu ballaarnaa ee dalka oo dhan ka dhaca tan iyo markii uu madaxweynaha xilka qabtay bishii Janaayo. Hal-ku-dhigga mudaaharaadyada oo ah “Hands Off” ayaa waxaa uu qorshaha ahaa in la qabto...
RW Xamsa oo xilka u kala wareejiyay wasiirka cusub ee Gaashaandhigga iyo wasiirkii hore
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo Wasiirkii hore Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Ra’iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in Wasaaradda Gaashaandhiggu ay laf-dhabar u tahay difaaca Qaranka, amniga iyo horumarinta siyaasadda Qaran ee dib-u habeynta iyo tayeynta ciidanka Qaranka ee...
Maxaa ka soo baxay kalankii ay yeesheen madaxda Soomaaliya iyo Yugaandha ?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah shalay ku tagay dalka Uganda kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, Labada hoggaamiye ayaa yeeshay ayaa wada-hadallo miro-dhal ah la yeeshay Madaxwaynaha martida loo yahay Mudane Yoweri Museveni. Qodobada ugu muhiimsan ee kulanka kasoo baxay: 1. Labada...
MW Xasan Sheekh oo ka hadlay dilkii loo geystay Taliyihii Guutada 14-ka ee xoogga dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay dilkii loo geystay Taliyihii Guutada 14-ka October ee maanta nin ku labisnaa dareenka ciidanka dowladda uu ku toogtay deegaanka Cadow Dibile oo ku yaalla inta u dhaxeeya degmada Afgooye iyo Laafta Buure ee katirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Madaxweynaha ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada, Ciidanka...
Lafta-gareen oo kulan la qaatay ku-xigeenka Ergeyga gaar ah ee Qarmada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan muhiim ah Magaalada Muqdisho kula yeeshay Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mudane Raisedon Zenenga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Arrimo dhowr ah oo muhiim u ah mustaqbalka Gobolka, waxaana ka mid ahaa:...
Maxey tahay Ujeedka uu madaxweyne Xasan Sheekh u tagay dalka Yugaandha ?
Kambaala ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Kambaala ee caasimada dalka Yugaandha, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay madaxweynaha iyo wefdigiisa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caasumaad rasmi ah ka heley dhiggiisa dalka Yugaandha Yoweri Museveni, oo uu la yeelan doono wahadallo gaar ah. Labada Madaxweyne ayaa kawada hadli...
Somali Army Commander Nuur Farey Killed in Targeted Shooting
Afgooye (Raxanreeb Online) — In a deeply unsettling development from southern Somalia, Senior Commander Nuur Farey, a respected figure within the Somali National Army, has been shot and killed in what appears to be a targeted attack. Commander Farey led the 14th October Brigade—an elite unit at the forefront of the fight against Al-Shabaab. The...
Taliyihii Guutada 14 October oo lagu dilay Shabeellaha Hoose
Afgooye ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in la dilay Gaashaanle sare Nuur Farey Taliyihii Guutada 14 October ee xoogga dalka , kaddib markii nin xiran dareeska ciidanka uu raasaas ku furay. Taliyaha ayaa la sheegay in xiliga dilka loo geysanayay uu ku sugnaa deegaanka Cadow Dibile oo u...
Mortar Attacks Hit Mogadishu Districts, Civilians Injured
MOGADISHU (Raxanreeb Online) – Tension gripped parts of Mogadishu on Saturday morning after several mortar shells struck residential areas in the Banaadir region, leaving civilians injured and properties damaged. According to eyewitnesses, at least three mortar rounds hit separate locations in the Boondheere and Warta Nabadda districts. The origin of the attack remains unclear, and...








