Month: February 2026

Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libiya Qadaafi oo lagu dilay dalkaasi
Post

Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libiya Qadaafi oo lagu dilay dalkaasi

Liibiya (Raxanreeb Online) Saif al-Islam Gaddafi, oo ahaa wiilka hoggaamiyihii hore ee Liibiya Col Muammar Gaddafi, ayaa la xaqiijiyay in la dilay. Geerida ninkan 53 jirka ahaa, oo mar si weyn loogu arkayay inuu ahaa dhaxal-sugaha aabbihii, waxaa maanta shaaciyay koox ay isku dhawaayeen , sida ay werisay Wakaaladda Wararka Liibiya. Walaashiis ayaa u sheegtay...

Mareykanka oo hub culus siiyay ciidanka xoogga ee ka howlgalla Shabeellaha Dhexe
Post

Mareykanka oo hub culus siiyay ciidanka xoogga ee ka howlgalla Shabeellaha Dhexe

Shabellaha Dhexe (Raxanreeb Online) Ciidamada Mareykanka ayaa agab ciidan iyo hub kala duwan ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe. Taageeradan ayaa lagu sheegay in ay qeyb ka tahay taageerada joogtada ah ee dowladda Mareykanku la garab taagan tahay Soomaaliya, iyo iskaashiga amni ee labada dhinac ee lagu xoojinayo dadaallada...

Maxey tahay ujeedka uu guddoomiyaha guddiga doorashooyinka u tagay Baydhabo ?
Post

Maxey tahay ujeedka uu guddoomiyaha guddiga doorashooyinka u tagay Baydhabo ?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdikariin Axmed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Socdaalka guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa qayb ka ah kormeer iyo dardargelin ku saabsan hawlaha doorashooyinka iyo qiimeynta diyaar garowga maamulka ee qabashada doorashada qof iyo codka ah. Inta uu...

Kulan looga hadlayay la dagallanka tahriibka oo lagu qabtay Muqdisho
Post

Kulan looga hadlayay la dagallanka tahriibka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen guddi heer qaran ah oo dhowaan uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, kuwaas oo ka shaqeynaya arrimaha la-dagaallanka tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka. Shirka waxaa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka...

Mareykanka oo taageeray madaxbanaanida Soomaaliya
Post

Mareykanka oo taageeray madaxbanaanida Soomaaliya

Washington (Raxanreeb Online) Tan iyo 26-ki December 2025-kii markii uu soo baxay warka la xiriira ictiraafka Somaliland ee Israa’iil, waxaa si weyn la isu weydiinayay sida uu Maraykanku u arko arrintan. Hayeeshe saacadihii la soo dhaafay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, ayaa ka hadashay mowqifka Maraykanka ee ku aaddan Somaliland iyo arrimaha si guud ku...

Puntland oo dil toogasho ah ku filisay Hodan Diiriye oo horay dil u geysatay
Post

Puntland oo dil toogasho ah ku filisay Hodan Diiriye oo horay dil u geysatay

Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Waxaa saakay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, lagu toogtay Hodan Maxamuud Diiriye oo horay maxkamad ku xuntay dil toogasho ah kaddib markii lagu helay in ay dishay Saabiriin Saylaan oo ahayd Gabar 14 jir ahayed oo gurigeeda ku noolayd. Maxkamadda Gobolka Mudug ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay shaacisay wargelin ku...

Post

President Madobe frees political rivals and calls for state unity.

Jubaland State President Ahmed Mohammed Islam Madobe has called for state reconciliation and peace, declaring that no personal interest supersedes the state’s collective peace. The Madobe announcement follows the release of Senator Ilyaas Badal Gaboose who has been under house arrest for the last 16 months in Kisimayu, and a formal meeting with the prominent...

Post

Mogadishu Port smashes record with a surge of cargo in the month of January.

The Mogadishu Port Authority has announced making a groundbreaking milestone in the month of January 2026, processing 21,650 twenty-foot equivalent units, making it the highest ever record in the history of the port. The Mogadishu Port Authority Director General Ambassador Mohammed Ali Nur noted that the record-breaking throughput was achieved through a successful handling of...

UNTMIS Raises Alarm Over Stalled Mogadishu Consultative Talks
Post

UNTMIS Raises Alarm Over Stalled Mogadishu Consultative Talks

The United Nations Transitional Mission in Somalia (UNTMIS) has expressed concern over delays to the high-level National Consultative Forum in Mogadishu, following the failure of advance delegations from Puntland and Jubaland to access the capital. In a statement issued on Sunday, UNTMIS said the preparatory teams were unable to travel after the necessary technical clearances...

Wasiir Fiqi oo daah furay kulanka guddiga difaaca Qaranka
Post

Wasiir Fiqi oo daah furay kulanka guddiga difaaca Qaranka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas oo ah madal istaraatiiji ah oo muhiim u ah xoojinta maamulka difaaca, kor u qaadista isku-duwidda hay’adaha amniga iyo mideynta hawlgallada iyo dib-u-habaynta Ciidanka qalabka sida. Kulanka waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha...