Month: March 2026

Sare kac ku yimid qiimaha shidaalka oo aad looga dareemay Muqdisho
Post

Sare kac ku yimid qiimaha shidaalka oo aad looga dareemay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho, ayaa si aad ah looga dareemaya sare ku yimid qiimaha shidaal, kaddib dagaal culus eek a socda Bariga dhexe. Qiimaha shidaal ayaa mar qura si xowli ah sare ugu kacay isaga oo gaaray 77% hal habeen gudaheed. Qaar kamid ah darawalada gadiidka, ayaa sheegay in markii hore hal Litir...

Somalia to Participate in Arab League Meeting on the Situation in the Middle East Today
Post

Somalia to Participate in Arab League Meeting on the Situation in the Middle East Today

Foreign ministers of the member states of the Arab League are scheduled to hold a virtual meeting today to deliberate on the rapidly evolving situation in the Middle East, with particular focus on the recent Iranian strikes targeting several Gulf states. The emergency consultation comes amid heightened regional tensions following the attacks, which reportedly resulted...

Pressure Mounts on Somaliland President Amid Government Turmoil
Post

Pressure Mounts on Somaliland President Amid Government Turmoil

President of the North-West Regions administration, Abdirahman Mohamed Abdullahi “Cirro,” has concluded a series of consultations concerning a planned reshuffle of his Council of Ministers, according to sources familiar with the process. The anticipated changes are expected to result in the dismissal of several ministers from their current positions. Sources indicate that President Cirro has...

Trump oo walaac hor leh ka muujiyay dagaalka Iran
Post

Trump oo walaac hor leh ka muujiyay dagaalka Iran

Washington (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo wariyaasha kula hadlay sabtidii isagoo saaran diyaarada Air Force One, ayaa sheegay inuusan doonayn in Kurdiyiintu weerar ku qaadaan Iran, “Ma doonayno in Kurdiyiintu ku lug yeeshaan dagaalkan. Waxaan la leenahay xiriir aad u saaxiibtinimo leh Kurdiyiinta, sidaad ogtihiin, balse ma doonayno in dagaalkan uu noqdo mid...

Kuwait oo si kulul uga hadlay weerarka lagu hayo xarumaheeda
Post

Kuwait oo si kulul uga hadlay weerarka lagu hayo xarumaheeda

Dowladda Kuwait oo war ka soo saartay weerarkii lagu qaaday Garoonkeeda Diyaaradaha. Ciidanka Kuwait ayaa sheegay in taangiyada shidaalka ee garoonka diyaaradaha ee Kuwait lagu weeraray diyaarad aan duuliye lahayn. “ Taangiyada shidaalka ee garoonka diyaaradaha ee Kuwait International Airport ayaa la kulmay weerar diyaaradaha an duuliyaha lahayn kuwaas oo si toosa u bartilmaameedsaday kaabayaasha...

Maxey tahay ujeedka uu wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya u tagay Diinsoor ?
Post

Maxey tahay ujeedka uu wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya u tagay Diinsoor ?

Diinsoor (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray Degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Wasiirka waxaa uu halkaas gaarsiiyay deeq isugu jirta dawooyin caafimaad, gaari ambalaas ah iyo raashiin noocyo kala duwan leh oo loo qaybiyey 500 qoys oo ka mid ah...

RW Xamsa oo xariga ka jaray xarun muhiim u ah dalka
Post

RW Xamsa oo xariga ka jaray xarun muhiim u ah dalka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee ka Jawaabista Xaaladdaha Degdega ah ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT) oo loo diyaariyey ka jawaabista xaaladaha degdegga ah ee ka dhanka ah amniga Isgaarsiinta. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa xusay in daahfurka xaruntan uu muhiimad weyn u leeyahay amniga Qaranka,...

Somalia’s President Arrives in Tanzania for 25th East African Community Summit
Post

Somalia’s President Arrives in Tanzania for 25th East African Community Summit

The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, accompanied by a delegation, arrived in Tanzania earlier today to participate in the 25th Ordinary Summit of Heads of State of the East African Community (EAC). Upon arrival, the President was received by officials from the Government of Tanzania as well as representatives from...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Aruusha
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Aruusha

Aruusha ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi oo uu kaga qayb galayo Meertada 25-aad ee Shir madaxeedka sanadlaha ah ee Madaxda Ururka Bulshada Bariga Afrika,(EAC). Madaxweynaha ayaa kulanka ka jeedindoona khudbad ku saabsan xoojinta iskaashiga gobolka ee...