Month: March 2026

Guddoomiyaha hay’adda Sodma oo sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii doodaha
Post

Guddoomiyaha hay’adda Sodma oo sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii doodaha

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii doodaha iyo qorsheynta, isla markaana loo gudbay dhisidda nidaamyo rasmi ah oo wax ku ool u ah ka jawaabista masiibooyinka. Wuxuu xusay in Soomaaliya ay si joogto ah ula tacaasho abaaro, colaado iyo saameynta isbeddelka cimilada, sidaas darteedna aan...

Tensions Rise in Buurhakaba as Local Forces Arm Amid Rift with South West State
Post

Tensions Rise in Buurhakaba as Local Forces Arm Amid Rift with South West State

Political and security developments are unfolding in Buurhakaba district of Somalia’s Bay region, amid reports of increasing tensions between local authorities and the leadership of South West State, headed by President Abdiaziz Hassan Mohamed “Lafta-Gareen.” Local sources indicate that district authorities and security officials in Buurhakaba have recently distributed weapons and military uniforms to units...

Howlga culus oo ka dhan kooxda AS oo laga fuliyay gobolka Jubbada Hoose
Post

Howlga culus oo ka dhan kooxda AS oo laga fuliyay gobolka Jubbada Hoose

Kudhaa ( Raxanreeb Online) Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxeysa howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka Danab iyo kuwa daraawiishta Jubbaland, kaasi oo ka dhacay deegaano hoosta degmada Kudhaa ee katirsan gobolka Jubbada Hoose. Howlgalkan ayaa yimid kaddib markii ciidanka huwanta ah ay heleen xog ku aadan in xubno katirsan Al-shabaab, isku...

Trump: “Iiraan waxaa ku dhici doona wixii ku dhacay wax ka adag”
Post

Trump: “Iiraan waxaa ku dhici doona wixii ku dhacay wax ka adag”

Washington (Raxanreeb Online) Madaxweyne Trump ayaa mar kale digniin u diray Iran taasoo ku saabsan carqaladaynta maraakiibta ee Marinka Hormuz. “Haddii Iiraan ay sameyso wax kasta oo joojinaya socodka shidaalka ee Marinka Hormuz, waxaa ku dhici doona weerar ka imanaya Maraykanka oo labaatan jeer ka adag wixii hore loogu garaacay,” ayuu Trump ku yiri bayaan...

Somalia: Opposition Rejects Federal Mandate Extension Amid Rising Tensions
Post

Somalia: Opposition Rejects Federal Mandate Extension Amid Rising Tensions

The Council for Somalia’s Future has issued a press statement expressing firm opposition to any attempt to extend the mandates of Somalia’s federal institutions, particularly the Federal Parliament and the Presidency, warning that such a move would contravene the country’s 2012 Provisional Constitution. In the statement, the council noted that under the provisions of the...

Axmed Madoobe oo la kulmay taliyaha howlgallada gaarka ah ee AFRICOM
Post

Axmed Madoobe oo la kulmay taliyaha howlgallada gaarka ah ee AFRICOM

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM, Maj. Gen. Claude K. Tudor Jr., iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Jubaland. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca amniga, dardargelinta wada shaqeynta la-dagaallanka Al-shabaab, iyo taageerada howlgalada lagu xaqiijinayo xasilloonida...

Qadar oo xabsiga dhigtay in ka badan 300 oo qof
Post

Qadar oo xabsiga dhigtay in ka badan 300 oo qof

Qadar ayaa qabatay 313 qof oo lagu eedeeyay in ay ku faafiyeen muuqaallo iyo warar kale baraha bulshada. Wasaaradda Gaashaandhigga ee Qatar ayaa ku dhawaaqday in waaxda la dagaallanka dambiyada dhaqaale iyo kuwa elektarooniga ah ee hoos timaadda maamulka guud ee baarista dambiyada ay ku guuleysatay inay qabato 313 qof oo ka kala socda jinsiyado...

SOMALIA:Hiiraan Displaced Families Face Double Crisis Amid Armed Attacks
Post

SOMALIA:Hiiraan Displaced Families Face Double Crisis Amid Armed Attacks

Security authorities in Baladweyne have announced a firm crackdown on armed groups reportedly targeting families displaced by the drought affecting parts of the Hiiraan region in Hirshabelle State. Police officials in Baladweyne said they bear a major responsibility in supporting displaced families facing severe hardship and in ensuring that the limited aid reaching them is...

Somalia President Signs New Constitution Amid Growing Criticism
Post

Somalia President Signs New Constitution Amid Growing Criticism

Mogadishu (Raxanreeb Online) — President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, on Monday formally signed the new Constitution of the Federal Republic of Somalia, describing it as the central pillar of the country’s state-building process and legal framework, following its approval by both chambers of the Federal Parliament. The President said the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u saxiixay dastuurka dalka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u saxiixay dastuurka dalka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  oo ah tiirka ugu muhiimsan ee dhismaha dowladnimada iyo nidaamka sharci ee dalka, kaddib markii ay soo ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in maanta wixii...