Kismaayo ( Raxanreeb Online) Banaan-bax ballaaran oo loogu soo horjeedo dowladda Turkiga, ayaa maanta ka dhacay degmooyinka Kismaayo iyo Afmadoow ee maamulka Jubbaland. Dibax-baxayaasha ayaa muujiyay in ay ka soo horjeedaan duqeyntii degmada Doolow, oo ay madaxda Jubbaland horay ugu eedeeyeen dowladda Turkiga. Banaanbaxayaasha ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah dowladda Turkiga, isla markaana...
Day: September 6, 2026
Home » Archives for September 6, 2026
Post
September 6, 2026September 6, 2026Warar
Wafdiga Mareykan oo gaaray Ukraine si uu i bilaabo wadahadallo ka dib kulankii Putin
Moscow ( Raxanreeb Online) Laba ergey oo ka socda Mareykanka ayaa la filayaa inay Ukraine ku yeeshaan “wadahadallo wax-ku-ool ah” ka dib markii ay Moscow kula kulmeen Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlayay sidii loo soo afjari lahaa dagaalka. Steve Witkoff iyo Jared Kushner ayaa Axaddii gaaray Kyiv, ka dib markii ay Sabtidii...
Post
September 6, 2026September 6, 2026Warar
Sheekh Cali Wajiis ““Cid kasta oo dowladnimada jirta la dagaalamaysa waa fallaago iyo argagixisada”
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sheekh Cali Wajiis, oo ka mid ah la-taliyaasha madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa hadal adag ka soo saaray dadka iyo kooxaha ka horjeeda dowladnimada Soomaaliya. Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in cid kasta oo la dagaallanta dowladnimada jirta loo aqoonsan karo fallaago, isagoo ku tilmaamay in ay la xukun yihiin kooxaha argagixisada...


