Kismaayo ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Kismaaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Madaxwaynaha p
Jubbaland isbedel uyou ku samanayo Golihiisa Wasiirada.
Waxaa lagu soo waramayaa in Madaxwaynaha Jubbaland uu ku soo dari dooni Golaha Wasiiradiisa xubno ka soo jeeda gobolka Gedo oo tabasho badan ka qabo maamulkiisa.
Labada maalin ee soo socda ayaa xogaha ay sheegayaan in Madaxwaynaha Jubbaland uu isku shaan- dhayn ku sameyn doono Golaha Wasiirada .
Talaabadan ayaa loo arkayaa in Madaxwaynaha Jubbaland ugu gol – leeyahay , siduu uu u qancin lahaa siyaasiinta Jubbaland oo aad u diidan maamulka Jubbaland .
Sanado badan aad uma wanaagsanayn xiriirka Kismaayo iyo Garbahaaray waxaana wali taagan cabashada dadka Gedo ay ka qabaan maamulka Axmed Maxamed Islaam Madoobe.
Leave a Reply