Muqdisho(Raxanreeb)Subaxnimadaan, waxaa laga Oofiyay xadkii Qasaasta ahaa Biyamaalow, Jeego & Dhaqtar Fanax, waxa ay sedaxdaba u wada fuliyeen Argagixisada Qaraxyo iyo Dilal.
Ilaa seddax qof ayaa Maxkamadu ku fulisay dil toogasha , kuwaas oo lagu toogtay iskuul – Buliziyo ee magaalada Muqdisho.
Shaqsiyaadka la toogtay saaka ayaa kala ahaa :
1-Maxamed Cabdulle Abkow Cumar (Biyamaalow).
2-Shariif Maxamed Barqadle Ayaanle (Jeego).
3- Maxamed Cabdi Nuur Jiirow (Dhaqtar Fanax).
Sarkaal Hore, Sarkaal shaqeynayay & Sarkaal iyo Dhaqtar sheegad ayay kala ahaayeen dhamaan kuwa lagu fuliyay dilka.
Waa markii labaad oo todobaadkan Maxkmadu ay fuliso xukul dil ah.
Leave a Reply