Muqdisho (Raxanreeb ) In mudda ahba waxaa Garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ka jiray dhibaatooyin soo noq noqday oo ay la kulmayaan dadka rakaabka ah.
War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in aan la ogolaaan doonin in rakaabka lagu siliciyo gudaha Garoonka.
Waxaa lagu sheegay qoraalka in ay soo gaareen cabashooyin badan oo laga gudbiyay shirkadaha diyaaradaha oo dadka rakaabka ah waqti badan ku haya terminaalka garoonka diyaaradaha .
Leave a Reply