DAAWO Warka Raxanreeb : Qodobo muhiim ah oo gudaha & dibada ayaa ku jira.

DAAWO Warka Raxanreeb : Qodobo muhiim ah oo gudaha & dibada ayaa ku jira.

Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Yuusuf  oo mar dalka ka soo noqotay  Ra’iisulwasaare ku xigeen iyo Wasiirka arrimaha dibadda ayaa sheegtay in Xasan Sheekh Maxamuud ku amray in ay ka harto tartanka Guddoonka Urur Goboleedka IGAD.

Intaas waxa ay ku dartay in marnaba dhankeeda ay qaadan doonin  hadalka Xasan Sheekh oo ah inay tanasuusho wax kasta oo ay ku qaadato ay tartami doonto.

DHANKA KALE :

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay dhimashada lix ka mid ah xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan gudaneysa waajibaadka Xajka ee dalka Sacuudiga.

Warkan ayaa ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Xajka, iyadoo Dr. Khadar Daahir oo ah Madaxa Xafiiskaasi uu Warbaahinta kula hadlay Sacuudiga.

Qodobadaas & kale waxaa inoo haysa Weriyaha Raxanreeb ee Muqdisho Anfa Aden Abdi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.