Waqtiga uu furmaayo Kal-fadhiga 5aad ee Baarlamaanka labada Aqal oo la shaaciyay

Waqtiga uu furmaayo Kal-fadhiga 5aad ee Baarlamaanka labada Aqal oo la shaaciyay

War-saxaafadeed oo ay si wadajir ah ay usoo saareen Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyay in Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka 11aad uu furmo maalinta Sabtida ah ee ku beegan 06/07/2024.

Hoos Ka Akhriso qoraalka Guddoonka labada Aqal.

Leave a Reply

Your email address will not be published.