BACAHA : Ganacstada Muqdisho oo doonaya in bacaha la mamnuucay  soo dejiyaan.

BACAHA : Ganacstada Muqdisho oo doonaya in bacaha la mamnuucay  soo dejiyaan.

Muqdisho (Raxanreeb ) –  Mudadii loo qabtay  ganacsatada magaalada muqdisho ee soo dejinta bacaha halmar la isticmaalo ayaa dhamaaatay waxaana wali socda ka ganacsigeeda iyo soo dejinteeda.

War ka soo baxay wasaaradda deegaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddo kale oo dheeraad ah lagu daray ka dib dalab ka yimid  ganacsatada caasimadda

HALKAAN ka akhriso warka wasaaradda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.