DEG-DEG : Dagaal toos ah oo ka socda gudaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.

DEG-DEG : Dagaal toos ah oo ka socda gudaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xabsiga dhexe ee Xamar ay ka dhex socoto is rasaaseyn u dhaxaysa ciidamada illaalada iyo maxaabiis hubaysan.

Wararku waxay sheegayaan in dagaalka uu ka bilowday qarax laga maqlay gudaha xabsiga waxaana xigay rasaas  toos ah .

Dowladda Soomaaliya ilaa iyo hadda  wax war ah ma aysan ka soo saarin weerarkan tooska ah ee ka socda Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

Wixii ku soo kordha kala soco.

www.raxanreeb.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.