Muqdisho (Raxanreeb )-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xabsiga dhexe ee Xamar ay ka dhex socoto is rasaaseyn u dhaxaysa ciidamada illaalada iyo maxaabiis hubaysan.
Wararku waxay sheegayaan in dagaalka uu ka bilowday qarax laga maqlay gudaha xabsiga waxaana xigay rasaas toos ah .
Dowladda Soomaaliya ilaa iyo hadda wax war ah ma aysan ka soo saarin weerarkan tooska ah ee ka socda Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.
Wixii ku soo kordha kala soco.
Leave a Reply