Golaha Wasiirada Soomaaliya oo tallaabo cajiib ah qaadaaya

Golaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka doodi doona 3 Hindise sharciyeed oo la xariira arrimaha doorashooyinka ay Madaxtooyadu rabto ee qof iyo codka ah, waxaana lafilayaa in Golaha Shacabka Faderaalka ay ka doodaan todobaadyada nagu soo wajahan.

Dawladdu, waxay baahi weyn u qabtaa in ay hesho Jiheyn bulshada iyo Beesha Caalamka ah oo la xariirta arrinta Hubka Caabudwaaq oo wali taagan.

Golaha wasiiradda ayaa lafilayaa in lahorgeeyo dhammeystirka siyaasadda Qaran ee iibka Hubka, taas oo la sugayo in lameelmariyo iyana.

Leave a Reply

Your email address will not be published.