Xasan Sheekh: “Hal Sano Ayaa Baarlamaanka U Dhiman”

Xasan Sheekh: “Hal Sano Ayaa Baarlamaanka U Dhiman”

Muqdisho (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya ay u harsan tahay muddo hal sano ah.

Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu jeediyay, isagoo tilmaamay muddada ka harsan xil-haynta Baarlamaanka 11-aad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.