Taliyaha Ururka 95-aad oo Kormeeray Ciidamada Qeybta 60-aad

Taliyaha Ururka 95-aad oo Kormeeray Ciidamada Qeybta 60-aad

Shabeellaha Hoose (Raxanreeb Online): Taliyaha Ururka 95-aad ee Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad, Dhamme Cabdullaahi Anjeex, ayaa kormeer iyo tirakoob ku sameeyay ciidamada uu hoggaamiyo.

Kormeerka ayaa lagu hubiyay diyaargarowga ciidamada, anshaxa iyo gudashada waajibaadka loo igmaday.

Taliyaha ayaa sidoo kale qiimeeyay xaaladda ciidamada iyo heerka ay ugu diyaar garoobeen gudashada waajibaadkooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.