AKHRISO : Magacyada Mareegyada Dowladda ku guulaystay in ay xirto.

AKHRISO : Magacyada Mareegyada Dowladda ku guulaystay in ay xirto.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya oo daba socota go’aan maanta ay ka soo saartay buunbuuninta iyo baahinta fakarahadaha Al- Shabaab ayaa soo saartay caawa hakinta dhawr mareeg.

Wasaaradda Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkadaha isgaarsiinta iyo kuwa bixiya adeegga Internet-ka u gudbisay dhawr mareeg oo ay sheegtay in ay faafinayeen waraarka Al- Shabaab.

Maanta Dowladda Feederaalka Soomaaliya ayaa u digniin u dirtay warbaahinta kala – duwan kuwaas oo sheegtay in talaabo laga qaadi doono cid kasta oo faafisa , fakaradaha Al- Shabaab.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA :

Leave a Reply

Your email address will not be published.