Muqdisho (Raxanreeb )- Dunida waxay maanta u dabaaldegaysaa 21-ka May maalinya Shaaha : Soomaaliya maka mid tahay dalalka ugu shah cabka badan.
Dadka ku nool daafaha caalamka ayaa waxay shaaha cabayeen kumanaan qarni ka hor iyagoo u arka inuu wanaagsan yahay.
Soomaalida qudheeda qarniyaal badan ayuu shaahu u ahaa cabitaan dabiici ah oo ay naftooda u cabaan, martidana ku sooraan, ayagoo noocyo kala duwan u kariya.
Daraasado badan ayaa muujiyay in shaaha uu kaalin mug leh ka qaato habka difaaca ee jirka, la dagaalanka caabuqyada sababa bararka
Qaramada Midoobay ayaa 2020-kii ku dhaawaqday in maalinta 21-ka May ay noqoto maalinta shaaha caalamka.
Ujeedka ayaa si bulshada caalamka ay ugu baraarugto faa’idada uu leeyahay cabista shaaha .
Leave a Reply