Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Xiisad ka maaliyadeed oo ka dhax jirta Hirshabeelle
Post

Xiisad ka maaliyadeed oo ka dhax jirta Hirshabeelle

Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan xiisad cusub oo salka ku heysa arrimaha maaliyadda ay ka dhex qaraxday guddoomiyaha gobolkaasi, Cali Jayte Cismaan iyo wasaaradda maaliyadda ee dowlad goboleedka HirShabelle. Cali Jayte oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka horymid qorshe ay HirShabelle ku dooneyso in lagu mideeyo...

Xoghayaha Q.M Guterres oo Muqdisho soo gaaray & ujeedka socdaalkiisa
Post

Xoghayaha Q.M Guterres oo Muqdisho soo gaaray & ujeedka socdaalkiisa

Muqdisho ( Raxanree)Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Huruse iyo xubno ka tirsan Xafiiska QM ee Soomaaliya. Mr Guterres ayaa booqashadiisa la xiriirta Arrimaha bani’aadanimada iyo taageerida howlgalka ay hoggaamineyso dowladda Federaalka ee la dagaalanka Al-Shabaab. Inta...

Cayaar weero & Dowladda ma wada- hadli karaan ?
Post

Cayaar weero & Dowladda ma wada- hadli karaan ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Dad badan oo caasimada ku nool waxaa la – yaab ku noqotay   in wada – hadal lala galayo kooxaha cayaal- weerarada oo dhibaato ba’an ku haya dadka  Muqdisho. Degmada Kaaraan oo ah degmada ugu badan ee ay ka taagan tahay dhibaatada cayaal- weerada ah ayaa maamulka degmadaas waxa uu sheegay in wada-...

IS-ARAG : Goobta & Goorta ay dhacayaan wada- hadalada DFS & Somaliland
Post

IS-ARAG : Goobta & Goorta ay dhacayaan wada- hadalada DFS & Somaliland

Jabuuti (Raxanreeb ) Madaxwaynaha  Jabuuti  Ismeal Omar Geelle iyo Ergayga Madaxwaynaha Soomaaliya u qaabilsan wada- hadalada Cabdiriim Guled ayaa ka wada- hadlay Geedi socodka wada- hadalada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland. Labada dhinac ayaa inta  uu  kulankooda socday diirada saaray , sii ambaqaadida wada- hadaladii socday si loo gaaro natiijo wax ku ool ah oo sababi...

Dowladda awooda ma  u leedahay in ay mamnuucdo ka ganacsiga hubka
Post

Dowladda awooda ma  u leedahay in ay mamnuucdo ka ganacsiga hubka

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay , hubka faraha badan ee laga soo dejinayo dekadaha magaalada dalka iyo  gobolka Banaadir. Hadalkan waxaa sheegay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamudu oo intaas warkiisa ku daray in aan la ogolaan doonin in hubka lagala soo dego dalka guud ahaan Waxa uu sheegay madaxweynaha in...

GALCAD : Ciidanka  Dowladda oo u ruqaansaday deegaano hor leh
Post

GALCAD : Ciidanka  Dowladda oo u ruqaansaday deegaano hor leh

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay u  ruqaansadeen maanta deegaanada ku dhaw dhaw degmada Galcad ,  ka dib markii halkaas si buuxda ay ula wareegeen. Wararka aan ka helayno degmada Galcad ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka dhaqdhaqaaqyo ciidan ay ka bilaabeen deegaanada Ceel Heele, Ceel Dhiig saar...

Xeerka Xakameynta Hubka Caasimadda oo la meelmariyay & Taliye Shub oo la  magacaabay.
Post

Xeerka Xakameynta Hubka Caasimadda oo la meelmariyay & Taliye Shub oo la  magacaabay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta, heshiisyo iyo siyaasado qaran oo muhiim u ah dalka. Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aaden,oo ay soo jeedisey...

XOG : Ismeal Geelle oo isku keenaya Biixi & MD Xasan+waxa laga hadlayo
Post

XOG : Ismeal Geelle oo isku keenaya Biixi & MD Xasan+waxa laga hadlayo

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Jabuuti Ismeal Omar Geeele uu qorshaynayo , in si fool – ka fool ah kulan siiyo Madaxwaynaha Soomaaliya Madaxwayne Xasan Sheekh iyo  Muuse Biix Cabdi. Xogaha la helayo ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Jabuuti Geelle kulanka labada dhinac ee uu qorshaynayo looga hadlo sii wadista wada-...

Dowladda oo isku dayaysa ka hortagista weerarada Hoobiyaasha
Post

Dowladda oo isku dayaysa ka hortagista weerarada Hoobiyaasha

Muqdisho (Raxanreeb ) Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta – heegan  galiyay ciidamo fara badan oo boolis ah ka dib weeraro xalay ka dhacay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa howlgal sidoo kale waxa ay ka bilaabeen degmooyinka magaalada Muqdisho si ay u  sugaan amniga caasimadda oo  marar badan ay ka dhaceen...

Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar lagu qaaday xarun ganacsi oo ku  taalla Boosaaso
Post

Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar lagu qaaday xarun ganacsi oo ku  taalla Boosaaso

Boosaaso (Raxanreeb ) Faahfaahin kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar qaraxya ah oo lagu qaaday goob ganacsi oo ku – taala magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ee Puntland. Ilo wareeedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in marka hore kooxda weerarka fulisay ay toogasho ku dileen waardiyihii ku sugnaa xarunta, kadibna ay qarxiyeen. Dableydii weerarka...