Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

DFS‘’ Wajiga labaad howlgalada ayaa ka socda Galgaduud ’’
Post

DFS‘’ Wajiga labaad howlgalada ayaa ka socda Galgaduud ’’

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa deegaanno hore leh oo ka mid ah gobolka galgaduud  ka saaray Al- Shabaab  sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Warbaahinta Dowladda ayaa sheegtay in howlgalkan oo ahaa mid gaar ah si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee DANAB iyo Gorgor Saraakiisha  Soomaaliya...

Wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya  Buubaa oo geeriyooday
Post

Wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya  Buubaa oo geeriyooday

Istanbul (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo dalka Turky-ga ayaa sheegaya in halkaas uu ku geeriyooday wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Ismael Hure Buubaa. Prof Ismaaciil Buuba ayaa Mudooyinkii udanbeeyey Xaalad Caafimaad u jiifay mid kamid ah Cisbitaalada dalka ku yaalla dalka Turkiga. Allaha u naxariistee Buubaa oo xanuunsanaa in muddo ah ayaa...

ATMIS ‘’Waxaa la jooga xilligii cunaqabataynta laga qaadi lahaa Soomaaliya‘’
Post

ATMIS ‘’Waxaa la jooga xilligii cunaqabataynta laga qaadi lahaa Soomaaliya‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxa hawlgalka ATMIS, ahna Ergeyga Gaarka ee Midowga Africa ee Soomaliya Ambassador Mohamed El-Amine Souef ayaa sheegay in saaxiibada caalamku garawsaday in la joogo xilligii cunaqabteynta hubka laga qaadi lahaa Soomaaliya. Ambassador Mohamed El-Amine Souef ayaa sheegay in baahi loo qabo in la qaado cunaqabataynta hubka iyo rasaasta ee saaran Soomaaliya isagoo...

Al- Shabaab la qabtay isagoo qarax ku xiraya gaariga sarkaal Dowladeed
Post

Al- Shabaab la qabtay isagoo qarax ku xiraya gaariga sarkaal Dowladeed

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay sarkaal la sheegay inuu ka  tirsanaa kooxda Al- Shabaab ka dib howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho. Saraakiisha booliska Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in xubintan ka tirsanaa Al- Shabaab la soo qabtay isagoo miino ku xiraya  gaariga sarkaal ka tirsan  ciidanka Soomaaliya. Taliska Qaybta...

Ciidanka Eretria ka  yimid oo dili – gaaray sakaal NISA ka tirsan
Post

Ciidanka Eretria ka  yimid oo dili – gaaray sakaal NISA ka tirsan

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho , waxaa dil ka badbaaday , Sarkaal sare oo ka  tirsan Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka. Weerar oo ka dhacay isgoyska Terbuunka ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu beegsaday , Taliyaha Nabad sugida degmada Dayniile. Ciidamo lagu soo tababaray Eretria ayaa goobjoogayaashu ay sheegayaan in jidka ay...

Taariikh Hor leh : Donald Trump oo la  horkeenay Maxkamad
Post

Taariikh Hor leh : Donald Trump oo la  horkeenay Maxkamad

NewYork (Raxanreeb )  Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la hor keenay maxkamad ku taala magaaladda New York si uu u wajaho eedeymo danbi ah oo lagu soo oogay. Waxaa maxkamada maanta uu Trump ka xaadiray loo soo bandhigay eedeymo dambi ah oo la xiriira lacag la siiyay haweeney jili jirtay filimada...

Trump oo maanta hortagaya maxkamad ku taalla New York
Post

Trump oo maanta hortagaya maxkamad ku taalla New York

NewYork (Raxanreeb ) Mareykanka Donald Trump, ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu hortago maxkamad ku taallada magaalada New York ee dalka Mareykanka Madaxwayne Donald Trump,  ayaa  noqon doonaa madaxweynihi ugu horreyay Mareykanka ee lasoo hortaago maxkamad, iyada oo loo heysto danbi. 18 saac ayaa ka dhiman xilliga gar-maqalku bilaaban doono balse balse...

Dagaal u dhaxeeyay Somaliland & kooxaha deegaanka oo ka dhacay Laascaanood
Post

Dagaal u dhaxeeyay Somaliland & kooxaha deegaanka oo ka dhacay Laascaanood

Laascanood (Raxanreeb ) Ciidanka Soomaliland iyo kuwa deegaanka ayaa markale  iska hor imaad uu ku dhaxmaray duleedka magaalada laascanood ee gobolka Sool. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ka tirsan kuwa SSC oo roondo waday iyo kuwa Somaliland oo si kadis ah isaga horyimid bariga magaalada. Wararka ayaa...

RW Xamsa “ Amniga caasimadda waa in xoogga la saaraa  ‘’-AMAR
Post

RW Xamsa “ Amniga caasimadda waa in xoogga la saaraa  ‘’-AMAR

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta , shuruucda horutebinta u leh amniga iyo qaadista cunaqabteynta hubka ee  saaran Soomaaliya. Shirka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira howlgallada socda ee lagu xasillinayo amniga guud...