Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Post

“Berri yaynaan xabaalaha dushooda ku heshiin” MD Xasan oo ka hadlay Laascanood

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in la muhiim ay tahay in la joojiya dagaalka dadka badan ku dhimanaya ee ka taagan gobolada Sool , Sanaag iyo Laascanood. Muuqaal laga soo duubay Madaxwaynaha Dowladda Fdederaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay joojinta dhiiga micna darrada loo daadinayo isla markaana wax kasta...

Post

Farmaajo ”Ma ah in ay sii socdaan rabshadaha ka jira Laasacaanood ”

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa wali ka soconaya rabashadaha dadka deegaanka ay ku diidan yahay Somaliland waxaana 24-kii saac ee la soo dhaafay halkaas lagu dilay dad badan oo rayid ah. Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay rabashadaha wali ka sii socda magaalada Laasacnood ee gobolka Sool...

Post

In ka badan 4,000 oo ku dhimatay dhulgariirka ka dhacay Turkiga

Istanbul (Raxanreeb ) Waxaa sare u kacaya khasaaraha dhimashada ee dhulgariirkii xoogganaa ee ku dhuftay qaybo ka mida dalalka Turkiga iyo Syria, subaxnimadii hore ee Isniintii, dhulgariirkaas oo cabbirkiisu gaarayey illaa 7.8. Wararka ugu dambeeyey ayaa sheegay in tirada dhimashadu ay haatan kor u dhaaftay illaa 4,000 kun oo qof, halka la aaminsan yahay in...

Mahad Salaad “NISA hadda waa sharci “
Post

Mahad Salaad “NISA hadda waa sharci “

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyaha hey’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa kahadlay ansixinta Sharciga hey’adda NISA oo markii ugu horeysay Sharci hey’adda ay leedahay loo gudbiyay Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Taliye Mahad Salaad ayaa lagu bogaadiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dhowr fadhi kadib maanta ansixiyay Sharciga ay ku shaqeyneyso Hey’adda...

DEG-DEG :  Golaha shacabka oo meel mariyay  Hindise sharciyeedka NISA
Post

DEG-DEG :  Golaha shacabka oo meel mariyay  Hindise sharciyeedka NISA

Muqdisho ( Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha shacabka BFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sigidda Qaranka NISA Hindisahan ayaa maalmihii la soo dhaafay goluha shacabka ka lahaa  dood adag oo xagga sharciga ah ugu danbeyn maanta oo Isniin ah ayay meel mariyeen. ” waa arrin wanaagsan in maanta hey’adda...

Dadka dhibaatada Garowe ka shaqeynaya waxaa laga soo diray Muqdisho, Djibouti iyo Hargeysa
Post

Dadka dhibaatada Garowe ka shaqeynaya waxaa laga soo diray Muqdisho, Djibouti iyo Hargeysa

Garoowe ( Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda,Arrimha diinta,Dastuur iyo Dhaqan-celinta Puntland, Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa sheegay in aysan marnaba aqbali doonin inay jidgooyo u dhigtaan hannaanka Dilmuquraadiyadda Puntland, ayna difaaci doonto Puntland. “Dowladnimada, sharciyadda, nabad-galyada iyo kala danbaynta Puntland waa lamataabtaan, waana la difaacayaa.” “Isdiiwaangalinta Doorashada qof iyo qof cod iyo rabitaanka shacabku waa xuquuq...

Post

Somaliland ayaa war ka soo saartay dagaal saaka ka bilawday Laascaanood

Laascanood (Raxanreeb )  saaka  subixii hore ayaa waxaa weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidamada Qaranka iyo Xarunta ay degan yihiin Golaha Wasiirada  Somaliland ee Magaalada Laascaanood, kooxo hubaysan, kuwaasoo ay soo abaabuleen Garaadada Nabad  diidka ah ee ku sugan Magaalada. Kooxa weerarka soo qaaday ayaa ah kuwii horey ay uga digtay Xukuumadda Jamhuuriyadda, waxaana ka...