Mahad Salaad “NISA hadda waa sharci “

Mahad Salaad “NISA hadda waa sharci “

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyaha hey’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa kahadlay ansixinta Sharciga hey’adda NISA oo markii ugu horeysay Sharci hey’adda ay leedahay loo gudbiyay Baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Taliye Mahad Salaad ayaa lagu bogaadiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dhowr fadhi kadib maanta ansixiyay Sharciga ay ku shaqeyneyso Hey’adda Nabad Sugida.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka kasoo baxay Talye Mahad Salaad:-

Leave a Reply

Your email address will not be published.