Garoowe ( Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda,Arrimha diinta,Dastuur iyo Dhaqan-celinta Puntland, Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa sheegay in aysan marnaba aqbali doonin inay jidgooyo u dhigtaan hannaanka Dilmuquraadiyadda Puntland, ayna difaaci doonto Puntland.
“Dowladnimada, sharciyadda, nabad-galyada iyo kala danbaynta Puntland waa lamataabtaan, waana la difaacayaa.”
“Isdiiwaangalinta Doorashada qof iyo qof cod iyo rabitaanka shacabku waa xuquuq dastuuri ah, lagana yeeli maayo in ay afduubaan, 4 wiil oo ah dullaaliin dadka kale u shaqaynayo, oo laga soo diray Djibouti, Hargaysa iyo Mugadishu. ayuu yiri Wasiir Maxamed Cabdiwahaab oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook.
Leave a Reply