Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Post

Madaxwayne Xasan Sheekh & Safarkiisa Xarardheere ee Mudug

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu gaaro degmada Xarardheere ee gobolka Mudug halkaas oo dhawaan laga saaray kooxda Al- Shabaab. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa inta uu ku sugan yahay degmada xarardheere waxa uu la kulmi doono saraakiisha ciidan ee hoggaaminayay howlgalka lagula wareegay degmada Xarardheere. Degmada Xarardheere ee gobolka ...

Post

DEG –DEG :  Hoobiyaal lagu garaacay Villa Somali ee magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Dhawr madaafiic ah ayaa maanta  oo Talaad ah lagu garaacay meelo ku dhaw dhaw Madaxtooyada Soomaaliya oo ku taala degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Dadka ku nool hareeraha Villa Soomaaliya ayaa sheegay in hoobiyaasha qaar ay ku dhacayeen xaafadaha ka ag dhaw Villa Soomaaliya. Jugta dhawaqa   Hoobiyaashan ayaa maanta laga maqalayay...

Post

Shabaab lagu laayay gudaha dalka Kenya & khasaaraha  jira

Garisa (Raxanreeb ) Ciidanka Kenya ayaa lagu soo waramayaa in weerar qorshaysan ay ka fuliyeen Deegaanka Sedahgose oo ka tirsan degmada Gaarisa ee waqooyi bari Kenya halkaas oo ay ku sugnayeen xubno ka tirsan Al- Shabaab. Saraakiil ka tirsan Ciidanka Difaaca Kenya ayaa sheegay in weerarkaas uu ahaa mid qorshaysan isla markaana ay ka war...

Post

Maalintii 2aad oo magaalada Muqdisho uu ka soconayo Shirka Culuma’udiinka

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada  Muqdisho waxa maalintii labad galay shirka Culumaa’udiinka Soomaaliyeed , kaas oo shalay ka furmay  isla magaalada Muqdisho. Shirkan oo si rasmi ah u daahfuray Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in gaba gabadiisa ay ka soo baxaan qodobo xal u ah xaalada dalka ka jirta si gaar ah...

Post

DABAGAL : Khasaraha ka dhashay qarax ka dhacay  Isgoyska Siinaay ee Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta oo Talaada ah ka dhacay  isgoyska siinaay ee magaalada Muqdisho, Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu qarxay gaari yaallay wadada hareeraheeda, kaas oo la sheegay inuu lahaa sarkaal ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay gaariga qarxay ayaa sababay dhimashada hal qof oo ahaa wadihi...

Post

Beledwayne : Ma Cabsi Al- Shabaab ayaa ka jirt ?

Beledwayne (Raxanreeb ) Ciidanka amniga maamulka magaalada Beledwayne ayaa howlgal saacado badan qaatay waxa ay ka sameeteen xaafadaha magaaladaas. Ujeedka howlgalka ayaa lagu sheegay in ay tahay si loo xaqiijiyo amniga xaafadaha magaalada ka dib markii la sheegay in suurtagal ay tahay in falal amni darro ay ka dhacaan halkaas. Saraakiisha maamulka magaalada Beledwayne ayaa...

Post

WARBIXIN | Qorshaha NISA weerarkii xarunta gobolka Banaadir ka dib !!!

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dhaliil iyo dulduleelo amni ayaa soo baxaya ka dib weerarkii kooxda Al- Shabaab ay ka fuliyeen xarunta maamulka gobolka Banaadir. In maalin cad gudaha kooxda Al- Shabaab u galaan xarunta gobolka Banaadir oo ah meel aad loo ilaaliyo ayaa keentay in laga shakiyo heerka amni ee caasimadda. Hay’ ada NISA oo...

Post

Cumar Cabdulle Jacfaan ”  Waa in la baaraa weerarkii Gobolka Banaadir “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddoomiyihii hore degmada Huriwaa ayaa sheegay in si deg deg ah baaritaan loogu sameeyo weerarkii kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen xarunta gobolka Banaadir. Cumar Jacfaan ayaa sheegay in suurtagal aysan ahayn in xubno ka tirsan Al- Shabaab gudaha u galaan xarunta maamulka gobolka Banaadir oo ay shaqo ka socotay. Guddoomiyihii...

Post

Duqeyn ka dhacay deegaano hoos yimaada Xarardheere.

Xarardheere ( Raxanreeb ) duqeymo xoogan ayaa lagu soo waramayaa in  maanta oo isniin ah in ay ka dhaceen deegaano hoos yimaado degmada Xarardheere ee gobolka Muddug. Deegaanka Caad ayaa lagu soo waramayaa in duqeymahan ay ka dhaceen halkaas oo la sheegay in ay ku sugnayeen kooxda Al- Shabaab. Wakaalada Wararka SONNA ayaa sheegtay in...