Among those targeted are Abdirahman Fahiye, believed to lead IS-Somalia’s day-to-day operations, Mohamed Ahmed Qahiye
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
SOMALIA: Men in sarongs taking on al-Shabab militants
The jihadists’ reaction to the ma’awiisley shows how seriously they are taking them.
Maxay galabsadeen caruurtan lagu laayay qaraxa ?
Sidoo kale qaraxa waxaa ku geeriyooday mid ka mid ah ilaalada Guddoomiyaha , halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen.
RW Xamse oo warbixin ka dhagaystay guddiga Gurmadka Qaraxii Soobe
Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa tilmaamtay deegaanno muhiim ah oo ay gacanta ku hayeen kooxaha argagixisada
Cabdiraxmaan Cabdishakur ‘’Waxaan helnay Lacag ka badan 1-bilyan oo doolar‘’
Wuxuu xusay in loo baahanyahay iney isku tashadaan shacabka Soomaaliyeed, si looga maarmo tuugsiga iyo wax weydiisiga wadamada shisheeye.
Safarka Aadan Madoobe ee maanta ku tagay Puntland & Ujeedka.
Guddoomiyaha ayaa waxaa ku soo dhaweeyay , xubno ka mid ah maamulka Puntland oo ay ka mid yihiin , xubnha Barlamaanka maamulka Puntland.
Shirkadda HOIWA OY oo ay aasaastay Gabar asalkeedu Soomaali yahay oo ku guuleysatay abaalmarin caalami ah.
Shirkadda HOIWA Oy oo ah shirkad bixisa adeegayda caafimaadka iyo bulshada ayaa ku guuleystay sannadkan 2022 Tartanka fikradaha wax-soo-saarka leh
WAR CUSUB : Dagaal ka dhacay Hiiraan & khasaaraha.
Waxa lagu soo waramayaa in dagaalka xoogiisa uu ka dhacay maanta deegaan u dhaxeeya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
BIRMAGEYDO : Ficilada Macwiislayda & Jawaabta Dowladda.
Hadalo uu jeediyay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte oo safka hore kaga jira dagaalka Al- shabaab
XOG : Duulaanka Degmada Ceelbuur Maxaa helay ?
Ciidanka Beesha Murusade ee u baxay in ay duullaan ku qaadaan degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri iyo deegaanada hoostaga


