Penny Mordaunt, oo aheyd qofka kaliya ee la loolamayey kadib markii
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Ra’iisulwasaare Xamse iyo James Swan oo Ka Wada Hadlay Gurmadka Abaaraha
Wakiilka ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay hawlaha xafiiskiisa iyo hey’adaha kale ee Qaramada Midoobay ay ka wadaan dalka gaar ahaan
UK oo sannad gudihii yeelanaysa ra’iisal wasaarihii saddexaad.
Xilka Ra’iisal wasaaraha waxaa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt.
Jubbaland Maxay ka tari weerarkii Hotelka Tawakal ee Kimaayo ?
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si kulul uga hadlay weerarkii ay Al-shabaab ku so qaadeen hotel Tawakal
Wasiir Juxa ‘’ Ma jirto wax la yirahdo ku darsasho ‘’
‘’ Dadka Puntland waxaan u sheegaynayaa in aysan jirin wax la yirahdo ku darsasho mana ah wax la ogolaan karo ‘’ ayuu yiri Cabdi Faarax Siciid Juxa.
MUQDISHO : Maxkamadda CQS oo laba qof maanta dil ku fulisay.
Dilkan ayaa labadan qof ee la toogtay , fuliyay iyaga oo ka tirsan kooxda Al- Shabaab kuwaas oo ka dhacay inta badan caasimadda.
MD Xasaan ‘’ Soomaaliya saamayn baaxad leh ayaa ka soo gaartay Isbedelka Cimilada ‘’
Hadalkan ayuu sheegay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ka sheegay khudbad uu ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti
Terrorists drive explosive-laden car into popular Somalia hotel ‘killing three students’
Ironically, at the time of the attack, a meeting to discuss an anti-Al-Shabaab offensive was ongoing, Garowe Online reported.
UN Food Agency Warns Somalia Near Full-Blown Famine
The World Health Organization reports half of Somalia’s children, some 1.8 million, are suffering from this condition.
Diyaarado duqeyn ka geystay Deegaanka Masaajid Cali Guduud
Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay duqeynta dhacday, sidoo kale Ciidanka dowladda Federaalka ayaa ku sugan bannaanka masaajid Cali Guduud.





