Adis Ababa (Raxanreeb )- Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay muhiim u aragto in ay hesho badda cas si ay u adeegsato – maadama aysan haysan wax bad ah. Waxa ay sheegtay in ay ka digayso Itoobiya in laga hor yimaado damaceeda helida Badda cas. Intaas waxa ay ku dartay dowladda Itoobiya in cid kasta...
Author: MR Guled (Hanad Guled)
GALMUDUG | Ciidanka DFS oo howlgal ka wada- gabeedka Galgaduud.
Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Ciidanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa –bariga galgaduud ka fuliyay howlgal ay ku doonayaan in ay ku xaqiijiyaan amniga halkaas oo ka mid ah deegaanadii ay kula dagaalmeen Al- Shabaab. Howlgalka ay sida wadajirka uga fuliyeen dhulka howdka ah, Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa ahaa mid looga hortegayay qorshe...
Cabdiraxman Cabdishakur ” Waa in awood la isaga dhiciyaa DFS “.
Muqdisho (Raxanreeb )-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kana mid ah xildhibaanada Golaha shacabka ayaa ka falceliyay burburinta Deb- damiska ee Muqdisho. Qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook ayaa u dhignaa sida tan. “Danyarta shacabka ah ee maanta guryahoodii laga barakiciyey, iyo maytadii toddobaadyo ka hor xabaalaha laga soo fagaay amar Madaxweyne ayey ku dhaceen. Amarkiisa ayaa dhul...
MW Xasan Sheekh & ku noqoshadiisa Eritrea.
Eritrea (Raxanreeb )- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa ayaa markii ay ka degeen garoonka diyaaradaha ee Asmara waxaa si diiran...
LUUQ goobaha ganacsiga dib loo furay & xaaladda oo degan.
Luuq (Raxanreeb )-Raxanreeb wararka ay ka helayso degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda degmadaas maanta ay tahay mid degan ka dib dagaal halkaas ka dhacay. Sida wararka la helayo ay sheegayaan waxaa socda dadaalo xooggan oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda oo ay wadaan Odayaasha degmada. Labada maleeshiyo beeleed ayaa la...
DAAWO Warka Raxanreeb : Waa sidee xaaladda Luuq ,& Muqdisho oo kacsan.
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah waxaa ka taagan xaalad hubinti la’aan ah Degmada Luuq waxaa ka socda waan- waan nabadeed waa sidee xaaladda maanta , waxaa wararkan iyo kuwo kale waxaa inoo haysa weriyaheena Muqisho Anfa Aden Abdi. HOOS KA DAAWO :
Booliska ‘’Deb-damiska dad tiro yar ayaa ku harsanaa waa caawinay ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay , howlgal burburin ah oo ka dhacay xaafadaha Saybiyaano ee magaalada Muqisho. Qoysas aad u fara badan ayaa maanta la arkayay kuwaas oo laga saaray xaafadaga deb-damiska ee magaalada Muqdisho kuwaas oo sheegayay in ay ka xun yihiin wixii ku dhacay. Afhayeenka ciidanka...
Xaafadda Deb- Damiska ee Muqdisho oo xaalad adag ka taagan.
Muqdisho ( Raxanreeb )- Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa burburin ku bilaabay xaafadda dem- demiska degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Aroor hore ayaa la arkayay ciidanka booliska Nabad sugida & Militiri oo ku kalahay xaafadahaas oo ay deganayeen dad shacab ah oo u badan danyar. Ma aysan filaynin dadka xaafadaha Deb- damiska degan in saaka aroor...
XOG | Kulanka Barlamaanka Beri oo la baajiyay & mooshin ku socda RW Xamse.
Muqdisho ( Raxanreeb )- Dib ayaa loo dhigay kulan baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya maalinta berri lagu waday in ay yeeshaan. Xog la helay ayaa sheegaya in baajinta ay salka ku haysa guux siyaasadeed oo xooggan Waxaa jiro mooshin xooggan oo ay Gadaal ka taaganyihiin rag waa weyn oo xilal kala duwan ka soo qabtay...
DAAWO Warka Raxanreeb : Dagaal ka qarxay Luuq & Xasan Sheekh oo eedeyay AS.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Laba maleeshiyo beeleed ayaa ku dagaalamaya degmada Luuq ee gobolka Gedo. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa isagana eedayn kulul u jeediyay kooxda Al- Shabaab taas oo la xiriirta dagaal beeleedyada ka jira dalka. Qodobadaas & kuwao kale waxaa inoo haysa Weriyaheena Anfa Aden Abdi oo ku sugan Studio-yaheena magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO