Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Booliska ‘’Deb-damiska dad tiro yar ayaa ku harsanaa waa caawinay ‘’.
Post

Booliska ‘’Deb-damiska dad tiro yar ayaa ku harsanaa waa caawinay ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa  faahfaahin ka bixiyay , howlgal burburin ah oo ka dhacay xaafadaha Saybiyaano ee magaalada Muqisho. Qoysas aad u fara badan ayaa maanta la arkayay kuwaas oo laga saaray xaafadaga deb-damiska ee magaalada Muqdisho kuwaas oo sheegayay in ay ka xun yihiin wixii ku dhacay. Afhayeenka ciidanka...

Xaafadda Deb- Damiska ee Muqdisho oo xaalad adag ka taagan.
Post

Xaafadda Deb- Damiska ee Muqdisho oo xaalad adag ka taagan.

Muqdisho ( Raxanreeb )- Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa burburin ku bilaabay xaafadda dem- demiska degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Aroor hore ayaa la arkayay ciidanka booliska Nabad sugida & Militiri oo ku kalahay xaafadahaas oo ay deganayeen dad shacab ah oo u badan danyar. Ma aysan filaynin dadka xaafadaha Deb- damiska degan in saaka aroor...

DAAWO Warka Raxanreeb : Dagaal ka qarxay Luuq  & Xasan Sheekh oo eedeyay AS.
Post

DAAWO Warka Raxanreeb : Dagaal ka qarxay Luuq  & Xasan Sheekh oo eedeyay AS.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Laba maleeshiyo beeleed ayaa ku dagaalamaya degmada Luuq ee gobolka Gedo. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa isagana eedayn kulul u jeediyay kooxda Al- Shabaab taas oo la xiriirta dagaal beeleedyada ka jira dalka. Qodobadaas & kuwao kale waxaa inoo haysa Weriyaheena Anfa Aden Abdi oo ku sugan Studio-yaheena magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO

DEG : DEG | Dagaal culus oo markale ka socda degmada Luuq ee Gedo.
Post

DEG : DEG | Dagaal culus oo markale ka socda degmada Luuq ee Gedo.

Raxanreeb (Luuq )- Raxanreeb wararka ay ka helayso degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya  in markale degmadaas uu ka qarxay  aad u culus. Dagaalkaan ayaa daba socday dagaal shalay ka dhacay gudaha magaalada.  Dagaalka ka socda degmada waxaa la’isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo dagaalka uu kusii fiday duleedka magaaladaasi. Waxaa meesha ka...

Jubbaland ‘’ AS waxaan ka saarnay deegaano ka mid ah Jubbada hoose ‘’.
Post

Jubbaland ‘’ AS waxaan ka saarnay deegaano ka mid ah Jubbada hoose ‘’.

Kismaayo (Raxanreeb )- Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in kooxda Al- Shabaab ay kala wareegeen deegaano  hor leh oo ka mid ah   Jubbaland ka dib  howlgal  halkaas ka dhacay. Sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka maamulka Jubbaland  kooxda Al- Shabaab ayaa laga riixay deegaanka Tuulada Filfile oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga deegaanka Buulo...

Dagaal beeleedyada socda ma dowladda ku lug leh ama AS ?
Post

Dagaal beeleedyada socda ma dowladda ku lug leh ama AS ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Dagaal beeleedayda ka jira meelo badan oo dalka ah ayaa kordhay tan iyo markii dalka hoggaankiisa ay la wareegtay dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud. Dagaaladan xooggooda waxa ay ka dhacayaan , gobolada dhexe ee dalka iyo galbeedka gobolka Mudug halkaas oo dad badan ay ku dhinteen. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud...