Askari katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweeyd darawal wada Gawaarida waa weyn ee Dekedda rarka kasoo qaada ku dilay Muqdisho.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga oo gaaray deegaanka Baxdo
Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray degmada Baxdo ee gobolka galgaduud maamulka Galmudug waxaana saraakiishu ay u kuurgaleeyeen xaaladda amni ee deegaankaasi Baxdo, kaddib dagaal dhowaan ka dhacay oo u dhaxeeyay xooggag ka tirsan dagaallamayaasha Al-Shabaab iyo dadka deegaanka.
Hay’adda saadaasha hawada ee Hindiya IMD oo ka digtay Roobab mahiigaan ah
Hay’adda Saadaasha India (IMD) ayaa ku dhawaqday in maanta uu da’I karo roob xooggan oo dabaylo & Daadad badan wata oo saameyn kara Dad badan oo deegaan ku ah Deegaannada Xeebta leh ee Dalkaas.
Golaha shacabka oo ansixiyay xubno uu dhowaan magacaabay Aadan Madoobe
Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada muqdisho
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo warbixin laga siiyay howlgallada Hiiraan
Wasaaraha Xukuumadda Federalka Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay munaasabad weyn oo lagu soo dhaweynayay isaga iyo wafdigiisa oo ka dhacday xarunta gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne.
Xasan Sheekh oo gaaray Garowe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay muddo kororsiga Maamulkiisa
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe ayaa ka hadlay arrinta muddo kororsiga ee maamulkiisa u sammeeyay dhowaan.
Ra’isulwasaare Xamsa Barre oo gaaray Beledweyne
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta safarkiisii ugu horreeyey, tan iyo markii la magacaabay ku tegay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo u anba baxay Garowe
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay kulanka golaha Wasiirrada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabadda gunaanadka Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya









