Biden oo caafimaadkiisa shaki laga qabo ayaa yiri “xaalku waa dhag”.

Biden oo caafimaadkiisa shaki laga qabo ayaa yiri “xaalku waa dhag”.

NewYork (Raxanreeb ) – Madaxwaynaha Mareykanka Joe Biden  ayaa maalmahan si aad ah looga deyrinayay xaaladiisa caafimaad taas oo shaki galisay inuu qaban karo howlmaalmeedkiisa.

Warbaahinta Mareykanka ayaa shaacisay in aanu wanaagsayn xaaladda hadda uu ku sugan yahay Madaxwaynaha da’da ah ee dalka Mareykanka Joe Biden.

Madaxwaynaha Mareykanka ayaa la sheegay inuu ay aad ugu adag tahay qabashada maamulka xafiiska isla markaana ka qayb gali  karin Ololaha doorashada.

Dhakhtarka Aqalka Cad Dr Kevin O’Connor ayaa sheegay in Mr Biden “uu si buuxda u gudan karo dhammaan mas’uuliyadihiisa isaga oo aan wax ka-dhaafitaan ah ama ku adag aanay jirin”.

“xaalku waa dhag,” ayuu yidhi Mr Biden.

Madaxweynaha 81-jirka ah ayaa meydka ku qaabilay cisbitaal militari oo ku yaal Maryland waxaana uu ku dhawaaqay inuu “la baxay” balanta ka dib. Mr Biden, oo xaaladiisa caafimaad aad isha loogu hayay ka hor doorashadii madaxtinimada ee November, ayaa qiimayntan maray Arbacadii

Leave a Reply

Your email address will not be published.