Category: Warar

Home » Warar » Page 433
Hamza Abdi Barre muxuu u sheegay maanta ciidankii laga keenay Ereteriya ?
Post

Hamza Abdi Barre muxuu u sheegay maanta ciidankii laga keenay Ereteriya ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Hamza Abdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay deggan yihiin Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka ee tababarka dhowaan ku soo qaatay waddanka Ereteriya. Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay ciidanka ayaa xusay in shacabka Soomaaliyeed aaminsan yihiin in cadawga Khawaariijta muddo kooban kaga sifayn...

Post

Kulanka Golaha shacabka oo kooram la’aan u baaqday.

Muqdisho (Raxanreeb ) Kulanka Golaha Shacabka ayaa maantaa u baaqday Kooram La’aan kadib markii ay Xildhibaanada soo xaadiri waayeen Wuxuuna ajandaha kulanka maanta ahaa Akhrinta koowaad ee hindise sharciyedka Hey’adda Sirdoonka. ”Xildhibaano Dad iyo Dal ayaa idin sugaayo ma ahan inaad Guryihiina jiifatiin,maasuuliyad waa mid uu Alle idinkugu xisaabtamaayo” sidaas waxaa sheegtay xildhibaan Xil Qaali...

Post

XOG : Khilaaf ka taagan  doorashada Guddoonka Guddiga Dastuurka

Muqdisho (Raxanreeb ) Xog ay heshay RBC ayaa sheegaysa in  Khilaaf  uu ka taagan yahay doorashada guddoonka guddiga dastuurka ee labada gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. khilaafka ayaa la sheegayaa inuu  salka ku hayo  shaqsiga loo dooranaya Guddoomiyaha guddiga dastuurka ee labada gole. Dhowr mar ayay baaqatay doorashadaan oo la rabay in ay ka dhacdo ...

Post

NISA oo Shaati ka weyn loo galiyay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaan uga mahadcelinayaa Golaha Wasiirada oo ansixiyay Jiritaanka Hayad la yiraa NISA. Hore dhowr jeer ayaan uga hadalay in eynan Sharci aheyn Hayadda NISA, Haddii Taladaa ey qaateen waan uga mahad celinayaa. Hore waxa ey u aheyd Hayad jiritaankeedu  uuna Sharci aheyn. Qofkastaa oo ey Maxkamad geysana uu ku doodi karo in...

Post

Al- Shabaab markasta tab cusub ayay la yimaadaan Maxaa sabab u ah ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa goor sii horeysay oo maanta oo Jimca ah waxa ay weerar dad badan ay ku dhinteen ay ka gaysteen deegaanka Hiliowle- Gaab oo hoos taga  degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarkan oo dhacay saaladii subax ka dib  ayaa la sheegay inuu yahay kii labaad oo Al- Shabaab...

Post

Guudlaawe ‘’ Waan ka aarsan doonaa Argagaxisadda ‘’

Jowhar (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa ka tacsiyeeyay geerida ciidamadii iyo saraakiishii saaka ku shahiiday weerarkii ay khawaarijtu kusoo qaaday deegaanka Hilowle gaab ee hoos yimaada degmada Ruunirgood. Madaxweynaha ayaa xusay in kooxda khawaarijta alshabaab oo saaka weeraro ku biloowday qaraxyo...