Category: Warar

Home » Warar » Page 435
Maalintii labaad oo rabashado ay ka socdaan Laascanood & suuqyada oo xiran.
Post

Maalintii labaad oo rabashado ay ka socdaan Laascanood & suuqyada oo xiran.

Laascanood ( Raxanreeb ) Mudaharaadyo ayaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Laascaanood kaas oo shacabku kaga soo horjeedaan dilalka Haldoorka magaaladaasi iyo Maamulka Somaliland. Dhinaca kale waxa maalintii saddexaad xidhan ganacsiga magaalada iyo dhammaan xarumaha waxbarashada. Sawirro lagu baahiyay baraha bulshada oo la sheegay in laga soo qaaday suuqa magaalada ayaa muujinaya goobaha ganacsiga oo...

Post

Waa Maxay qodobada Puntland ay diiday ee ku jira Warmurtiyeedka Madasha Qaran ?

Muqdisho ( Raxabreeb ) Magalaada Muqdisho waxaa lagu soo – gaba – gabeeyay shirka madasha wada-tashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada. Shirkan inta uu socday waxaa la isla gorofeeyay arrimo dhawr ah oo xaaladda dalka ah sida lagu sheegay war murtiyeed ka kooban shan  qodob oo  ka soo baxay Madasha. Shanta qodob ee...

Waddooyinka Muqdisho oo saaka gabi- ahaan xiran &  Ismaciil Geele oo imaanaya dalka.
Post

Waddooyinka Muqdisho oo saaka gabi- ahaan xiran &  Ismaciil Geele oo imaanaya dalka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa xiran waddooyiin muhiim u ahaa shacabka oo ay ka midtahay: Wadada Maka-Almukarama oo aan la ogoleyn xitaa in dadka ay lugeeyaan. Gaadiidka Beebaha ayaa lagu jaray isgoysyada Dabka, Shaqaalaha, Xaaji-baasto, Taleex, KM4 iyo Zoobe. Luuq kasta waxaa fadhiya askari amar lagu siiyay in dadka ay celiyaan inta aysan laamiga soo gaarin....