Muqdisho ( Raxabreeb ) Magalaada Muqdisho waxaa lagu soo – gaba – gabeeyay shirka madasha wada-tashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada.
Shirkan inta uu socday waxaa la isla gorofeeyay arrimo dhawr ah oo xaaladda dalka ah sida lagu sheegay war murtiyeed ka kooban shan qodob oo ka soo baxay Madasha.
Shanta qodob ee ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran labo ka mid ah Puntland ma saxiixin, taasoo ah in Puntland aanay ku raacsaneyn Golaha.
Qodobada Puntland ay diiday ayaa waxay kala yihiin:
1- Hannaanka Federaaleynta Garsoorka
2- Asteynta Awoodaha Heerarka Dowladd
Hoos ka akhriso Warmurtiyeedka.
Leave a Reply