Category: Warar

Home » Warar » Page 436
Post

MD Xasan Sheekh oo dowladaha Kenya & Uganda kala hadlay dagaalka Al- Shabaab.

Washington ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni iyo Kenya Mudane William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyneyaasha Uganda iyo Kenya xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay...

Abaabul dagaal oo ka dhan ah Jubbaland miyaa ka bilaaban raba Beledxaawo ?
Post

Abaabul dagaal oo ka dhan ah Jubbaland miyaa ka bilaaban raba Beledxaawo ?

Beledxaawo ( Raxanreeb ) Saacadihii la soo dhaafay waxaa kordhayay guuxa la xiriira in abaabul dagaal oo ka dhan ah Jubbaland uu ka bilaaban doono deegaano ka mid ah Jubbaland. Arintan ayaa soo ifbaxday ka dib markiiSenator Fartaag iyo Cabdirashiid Janan ay ka gaareen degmada Beledxaawo halkaas oo ay ka bilaabeen kulamo wada- tashi ah....

Post

BELEDWAYNE : Askari ayaa lagu dilay mid kalena waa lagu dhaawacay.

Beledwayne ( Raxanreeb ) Hal qof ayaa Lagu dilay Midna waa Lagu dhawacay Xerada Daraawiishta Magaaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Nin Hubeeysan ayaa Dilka iyo dhawaca Fuliyey sida ay sheeheen dadka deegaanka waxaana intaasi kadib uu isaga baxsaday   Goobta uu dilka uu ka gaystay. Marxuunka la dilay ayaa Sidoo kale laga qaatay qoray uu watay...

MD Xasan Sheekh & Joe Biden oo dhawr qodob isla meel dhigay.
Post

MD Xasan Sheekh & Joe Biden oo dhawr qodob isla meel dhigay.

Washington ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay dhigiisa dalka Maraykanka Mudane Joe Biden. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxda iyo diblumaasiyiinta Maraykanka, xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay guulaha wax ku-oolka ah ee ay gaareen...

Post

AKHRISO : Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay safarkiisi degmada Aadan Yabaal oo shalay isaga iyo wafdigiisa uu si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen. Mudane Xamse ayaa ka warramay xaaladda nololeed ee...

Post

Guddoomiyihii degmada Ceelcadda ee Gobolka Hiiraan oo shilgaari ku geeriyooday.

Beledwayne ( Raxanreeb ) Guddoomiyihii degmada Ceelcadde ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa inuu ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha Ceelcadde ayaa shilka gaari ku dhintay , isaga oo ku guda jira howlo shaqo oo la xiriira howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka socda deegaanada gobolka Hiiraan....

Post

Aadan Madoobe ma xalbuu u raadinayaa khilaafka KGS ?

Baydhabob(Raxanreeb ) Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur galbeed. Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur Galbeed oo ka tirsan 135-ta oday iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa kulankooda waxaa looga hadlay...

Post

Duqa magaalada Istanbul oo xabsiga la dhigay

Maxkamad ku taal dalka Turkiga ayaa Arbacadii xabsi ku xukuntay duqa magaalada Istanbul Ekrem Imamoglu, waxayna xayiraad siyaasadeed kusoo rogtay siyaasiga mucaaradka ah oo loo arko inuu yahay nin la tartami kara madaxweyne Tayyip Erdogan doorashada sanadka soo socda.

Post

Sarkaal ka tirsan maamulka Deyniile oo ku dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu xiray.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Warar RBC uu ka helayo degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax waxyeelo gaystay. Goobjoogayaasha ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay sida la sheegay sarkaal lagu magacaabo Cabdisamad Cabdiwahaab. Gaariga ayaa la sheegay in sarkaalkan loogu xiray , waxaana gaaray dhaawac sababay in la dhigo ...