Category: Warar

Home » Warar » Page 559
MD Xasan oo Maxaas kula kulmaya Cali JAYTE & Sheekada howlgalada
Post

MD Xasan oo Maxaas kula kulmaya Cali JAYTE & Sheekada howlgalada

Maxaas (Raxanreeb ) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka ee  gobolka Hiiraan. Degmada  Maxaas waxaa ku  sugann xubno ay ka  mid yihiin  Wasiirka Batrooka ee Dawladda Federaalka Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka iyo Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Xasan Sheekh ayaa dhawrkii todobaad...

Ma – la joogaa  waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.
Post

Ma – la joogaa  waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.

Muqdisho (Raxanreeb ) Shaki badan ayaa hareeyay , shaqada wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya  Cabduqaadir Maxamed Jaamac. Tan iyo  markii uu dhacay weerarkii Cawswayne oo ciidamo fara badan ay ku dhinteen waxaa hakad ku  yimid howlgalada iyo dhaqaaqa ciidanka Dowladda ee deegaanada kale. Eedaha ugu badan waxaa xilligan wajahaya wasiirka gaashaandhigga oo shaki badan...

Dowladda  oo dib u dhigaysa qorshaha ka bixitaanka dalka ee ATMIS
Post

Dowladda  oo dib u dhigaysa qorshaha ka bixitaanka dalka ee ATMIS

Muqdisho (Raxanreeb ) Midowga Afrika ayaa wada qorshe ku aadan sidii dalka ay uga bixi lahayeen ciidanka ATMIS , si amniga dalka guud ahaan ay ula wareegaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidanka ATMIS ayaa qorshuhu yahay in ay dalka baneeyeen dhamaadka bisha December markaas oo ciidanka Dowladda Soomaaliya ay la wareegi doonaan amniga dalka. Laakiin...

Gaari sida qudaar oo ku qarxay bar ciidanka DF ay ku leeyihiin Dayniile
Post

Gaari sida qudaar oo ku qarxay bar ciidanka DF ay ku leeyihiin Dayniile

Muqdisho (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas  goordhaw uu ka dhacay qarax kaas oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka mid ah caasimadda. Gaariga ayaa la sheegayaa in ay saarnayeen , khudaar , waxaana hakiyay askar ka tirsan Dowladda kuwaas oo bar kantarool  ku leh degmada Dayniile...