Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo maanta ka qeyb-galay munaasabadda shaacinta natiijada saddexdii kun ee macallin dowladdu qaadatay ayaa shaaciyay in la jeexay waddo cusub.
Deni: “Ururrada 7da ah ee loolanka adag nagula jiro waa horumar”.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Olole xooggan kawada deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedkaas ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan uu ka qabo in Dadka codeynaya ay markale ugu codeeyaan in uu Madaxweyne noqdo.
Duqeymo culus oo ka dhacay Laascaanood
Faah faahino kasoo baxaya gobolka Sool ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta maadaafiic xoogan lagu garaacay gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi.
Garaaddada Sool Xal Ma u Heli Doonaan Muranka Siyaasadeed ee Puntland
Garaaddada Gobolka Sool ayaa sheegay inay u istaageen xal u helidda muranka siyaasadeed ee hareeyay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland.
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Laascaanood
Warrarka ka imaanaya magaalada Laasacanood ayaa sheegaya in maanta xaaladdu dagan tahay kaddib dagaal culus oo shalay halkaas ku dhexmaray milatariga Somaliland iyo ciidamada la baxay SSC Khaatumo.
DENI & Isimida SSC oo go’aan ka soo saaray doorashada Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Shir looga hadlayay doorashada Golayaasha deegaanka oo ay ku lug leeyihiin isimada SSC ayaa ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Waxa ay la qaateen Odayaashan kulanka Madaxwaynaha maamulkaas Saciid Cabdullaahi Deni oo ay isla soo qaadeen arrimo dhawr ah . Ka dib gaba- gabada kulanka Odayaasha SSC ayaa sheegay inay...
Itoobiyaan & Al- Shabaab oo isku farasaaray Waajid , Bakool
Waajid (Raxanreeb ) Ciidanka ATMIS gaar ahaan kuwa itoobiya iyo Al- Shabaab ayaa dagaal uu ku dhaxmaray deegaano ka mid ah gobolka Bakool Wararka RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah degmada Waajid ayaa sheegaya in halkaas muddo saacado ka badan uu ka socday dagaal khasaare gaystay. Dagaaalka ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay...
Cape Town : Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay .
Cape Town (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo dalka koonfur Afrka gaar ahaan Cape Town ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed. Sida dadka ku nool halkaas ay sheegayaan muwaadinkan ayaa ahaa ganacsato , waxana uu qayb ka yahay dilal Soomaalida halkaas loogu – gaysto. Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa Alle ha u naxariistee oo...
MD Xasan Sheekh Mohamud ‘’ATMIS waxba inooma qaban ‘’
Doha (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidanka Dowladda – Soomaaliya ay qaadeen sanad gudahiisa howlgal balaaran oo ay qaban waayeen ciidanka ATMIS. Madaxwaynaha waxa uu sheegay in ciidanka xoogga dal Al- Shabaab ay jabiyeen isla markaana ay laba jibaari doonaan howlgalada ay ku doonayaan in lagu xasilyo dalka. Hadalkan ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya...
BAYDHABO :Maxkamdda Ciidanka oo Xukun Toogasho ah Ku Fulisay Rag Dil Geystay
Baydhabo (Raxanreeb ) Maxkamadda ciidamada qalab sida ayaa Saakay waxaa ay xukun dil ah ku fulisay laba ruux, kuwaas oo hore dil uga geystay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ragga dilka lagu fuliyay ayaa waxaa lagu kala magaacaabaa Aadam Cali Cabdi oo horey u dilay Marxuum Macalin Daahir...





