Boosaaso (Raxanreeb ) Ciidanka amniga magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka fuliyeen dhulka Buuraha Galgala ay gacanta ku soo dhigeen sarkaakiil ka tirsan Al- Shabaab. Laamaha amniga magaalada Boosaaso ayaa sheegay in howlgalkan uu ka dhacay , buuraleyda Camaamo ee degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari, kadib xog ay...
PUNTLAND oo dib u heshiisiin u samaynaysa beelo ku dagaalamay Mudug
Gaalkacyo (Raxanreeb ) Masuuliyiin ka tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa dadaal ugu jira sidii loo xalin lahaa laba beelo oo walaala ah kuwaas oo in muddo ah u dhaxeeyay khilaaf sababay gacan ka hadal iskuna bedelo gacan ka hadal. Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa safar iyo masuuliyiin kale ayaa lagu soo...
‘’Ciidanka Kenya way sii joogaan Soomaaliya’’ – William Ruto
Nairobi (Raxanreeb ) Howlgalka ATMIS oo markiisii hore ka yimid AMISOM ayaa hadda waxa socda sidii loo dhimi lahaa ciidanka si ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ula wareegaan amniga guud ahaan dalka. Waxaa bar barsocda qorshan talaabooyin kale oo la doonaya in gudaha dalka ay kaga howlgalaan ciidamo kale oo ka socda wadamada safka hore...
Muslimiintii ugu badanayd oo bilaabay acmaasha xajka
Riyadh (Raxanreeb ) Maanta oo Talaad ah In ka badan laba milyan oo xujay ah ayaa taagan buurta Carafa, si ay u gutaan rukniga ugu weyn arkaanta xajka , iyadoo muslimiin badan oo caalamka ku nool maanta ay sooman yihiin intooda badan. Dadka Islaamka ee maanta taagan banka cafaro waxaa ka mid ah kumaan dad...
WFP : Soomaaliya iyo dalal Afrika ah oo dadkooda u dhiman doonaan Gaajo.
Muqdisho (Raxanreeb ) Walaac aad u xoogan ayaa laga qabaa , in dalal badan oo bariga Afrika ah oo ay Soomaaliya ku jirto in ay soo food saarto xaalad adag oo xaga cuna- yarida taas oo saamayn ku yeelan doonta kumaan dad ah oo ku nool wadamadan. Hay’adda cunada Aduunka WFP ayaa shaacisay wadamo badan...
Muxuu Farriintiisa ku sheegay Madaxa Wagner muxuuse ka tagay ?
Madaxa kooxda Wagner, Yevgeny Prigozhin ayaa sheegay in farriintiisu u dambeysay ee uu soo dhigay barta Telegram in uu uga jawaabayey su'aalaha ugu muhiimsan ee dadku iska weydiinayeen talaabadiisii amar diidada ee uu Moscow ku aaday iyo dhacdooyinkii ay horseeday, iyo sida uu sheegay in oo saxo waxii "qalad loo fahmay".
Shariif : “Dagaallada Sokeeya iyo dhiigga daadanaya waxaa aasaas u ah dulmi iyo caddaalad darrada dhaxdeena ka jira.”
Madaxweynihii 7aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo muuqaal uu ku baahiyay bartiisa gaarka ee Facebooka ayuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la joojiyo colaadda iyo dhiigga ku daadanaaya qaar ka mid ah Magaalooyinka dalka.
BANKA-CARAFO : Qorshaha berri iyo 10 qodob.
Riyadha (Raxanreeb ) Berri oo Salaasa ah waa maalin wayn, waa maalintii carafa ee maalmaha ka tilmaannayd. Waa maalin ka mid ah bilaha xurmada leh, waa maalin ka mid ah tobankii maalmood ee Ilaahay ku dhaartay, waa maalintii Ilaahay diintan dhammaystiray, waa maalin soonkeeda lagu dhaafayo laba sano danbigood, waa maalinta ugu badan ee Ilaahay...
Qodobada wax laga bedelay Dastuurka Puntland & khilaafka oo ka sii daray
Garoowe (Raxanreeb ) Barlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u shaaciyay qodobada wax kaa bedelka lagu sameeyay ee Dastuurka maamulkaas Bogga rasmiga ah ee Barlamaanka maamulkaas ayaa lagu shaaciyay dhammaan qodobada isbedelka lagu sameeyay kuwaas oo qayb ka ahaa khilaafka doorasho eek a jiray Puntland. ‘’Muwaadin Golaha Wakiillada Dowladda...
Ubax la dhigay Taallada Dhagaxtuur & Taariiqda dagaalkii dhagaxtuur
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii gobannimo doonka ee Soomaaliya ayaa ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee Muqdisho. Waxaa aad loo adkeeyay amaanka, hareeraha Taalada Dhagaxtuur, halkaas oo sidoo kale Madaxwaynaha ay ku weheliyeen xubno ka mid...









