Nin ayaa lagu xiray gobolka Sofala ee dalka Mozambique ka dib markii lagu eedeeyay haysashada madaxa iyo xubinka taranka oo lagasoo jaray nin kale, sida ay boolisku sheegeen.
Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay Hay’adaha gargaarka ee Qaramada Midboobe
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta magaalada Baladweyne kulan kula yeeshay Wakiillada Qaramada Midoobay u qaabilsan FOA, WFP, UN-OCHA, UNSOS iyo UNSOM ee Jooga deegaankaasi.
Abdalle kadib caana -mala cabay ? Jahwareerka saxaafadda Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Kiisas badan oo ku saabsann tacadi loo gaystay saxaafadda Soomaaliyeed ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaas la hor istaagay in laga – hadlo. Weriyayaasha qaar inta la jirday , shaqada laga joojiyay ayaa inta warbaahintooda ay baahisay dhibkii ku dhacay hadana muuqalkii sheekooyinkooda ku saabsanaa laga saaray warbaahintooda. Falalkan waxaa ku lug...
Axmed Karaash ‘’ Xamse aamusnaanto ayuu ku qurux badan- yahay ‘’
Garoowe ( Raxanreeb ) Ka dib – hadalkii Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ee kaga hadlay doorashooyinka Puntland , iyo dagaalka Laascanood waxaa soo baxaya hadalo jawaab u ah warka Xamse Cabdi Barre Qoraal bartiisa Facebook ku daabacay , Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Karaash ayuu ku weeraray Ra’iisulwasaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Karaash ayaa qoraalkiisa waxaa...
Lacagta biyo xireen oo la musuqay & saamaynta fatahaadaha Beledwayne
Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan waxaa ka jira barakac xooggan oo ay samaynayaan dadka ku nool , xaafadaha magaalada Beledwayne. Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka helayno magaalada Beledwayne ayaa sheegaya in qoysas badan uu saameyn ku yeeshay fataahadaha ka jira magaalada kaas oo xaafado hor leh gaaray. Qoysaska ugu badan ee...
Hoobiyaal lagu garaacay Xarardheere & rayid waxyeelo soo gaartay
Xarardheere (Raxanreeb ) RBC wararka uu ka helayo degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen weerar hoobiyaal ah. Kooxda ayaa bartilmaameed ka dhigtay , fariisimo ciidanka maamulka Galmudug iyo kuwa Dowladda ay ku lahaayeen hareeraha degmada Xarardheere oo kol hore laga saaray Al- Shabaab. Dad ku sugan...
Magaalada Boorame ayaa maantay lagu qabtay Carwada Shaqo Abuurka.
Magaalada Boorama waxa maantay lagu qabtay carwada shaqo abuurka ee jamhuuryadda iskeed ugu dhawaaqday gooni u istaageeda ee Somaliland. Carwada ayaa waxaa ka qeeyb galay shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay iyo dadka shaqa doonka ah iyada oo shirkaduhuna ay soo bandhigeen wxii ay shaqo ay dadka u hayaan.
Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka oo la xiray
George Santos oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, kana tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa la xiray Arbacada maanta ah, waxaana lagu eedeeyay musuqmaasuq, gacan-togaaleysi iyo xatooyo hanti dadweyne.
Cali Guudlaawe & Cali Jayte & waxa ay ku arkeen Beledwayne oo fatahaad ay ka jirto
Beledwayne (Raxanreeb ) Madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in xaalad adag ay wajahayaan Qoysas badan oo ku nool magaalada Beledwayne , halkaas oo ay ka jirto fataah aad u daran oo saameysay dad badan Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa xusay in wax aka jira magaalada Beledwayne ay ku tilmaami karaan masiibo bani’adanimo Madaxwaynaha Hirshabeelle...
Laba Weriye oo rug cadayaal ah oo Muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho caawa waxaa ku geeriyooday Ilaah ha u naxariistee rugcadaa suxufi ah Ismael Sheekh Khaliif Weriye Ismael ayaa in muddo ah waxa uu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho ka dib markii waxyeelo ba’an ay ka soo gaartay qarax loogu xiray gaarigiisa. Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayuu ku geeriyooday weriyahan halkaas oo...








