Garoowe ( Raxanreeb ) Ka dib – hadalkii Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ee kaga hadlay doorashooyinka Puntland , iyo dagaalka Laascanood waxaa soo baxaya hadalo jawaab u ah warka Xamse Cabdi Barre Qoraal bartiisa Facebook ku daabacay , Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Karaash ayuu ku weeraray Ra’iisulwasaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Karaash ayaa qoraalkiisa waxaa...
Lacagta biyo xireen oo la musuqay & saamaynta fatahaadaha Beledwayne
Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan waxaa ka jira barakac xooggan oo ay samaynayaan dadka ku nool , xaafadaha magaalada Beledwayne. Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka helayno magaalada Beledwayne ayaa sheegaya in qoysas badan uu saameyn ku yeeshay fataahadaha ka jira magaalada kaas oo xaafado hor leh gaaray. Qoysaska ugu badan ee...
Hoobiyaal lagu garaacay Xarardheere & rayid waxyeelo soo gaartay
Xarardheere (Raxanreeb ) RBC wararka uu ka helayo degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen weerar hoobiyaal ah. Kooxda ayaa bartilmaameed ka dhigtay , fariisimo ciidanka maamulka Galmudug iyo kuwa Dowladda ay ku lahaayeen hareeraha degmada Xarardheere oo kol hore laga saaray Al- Shabaab. Dad ku sugan...
Magaalada Boorame ayaa maantay lagu qabtay Carwada Shaqo Abuurka.
Magaalada Boorama waxa maantay lagu qabtay carwada shaqo abuurka ee jamhuuryadda iskeed ugu dhawaaqday gooni u istaageeda ee Somaliland. Carwada ayaa waxaa ka qeeyb galay shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay iyo dadka shaqa doonka ah iyada oo shirkaduhuna ay soo bandhigeen wxii ay shaqo ay dadka u hayaan.
Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka oo la xiray
George Santos oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, kana tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa la xiray Arbacada maanta ah, waxaana lagu eedeeyay musuqmaasuq, gacan-togaaleysi iyo xatooyo hanti dadweyne.
Cali Guudlaawe & Cali Jayte & waxa ay ku arkeen Beledwayne oo fatahaad ay ka jirto
Beledwayne (Raxanreeb ) Madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in xaalad adag ay wajahayaan Qoysas badan oo ku nool magaalada Beledwayne , halkaas oo ay ka jirto fataah aad u daran oo saameysay dad badan Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa xusay in wax aka jira magaalada Beledwayne ay ku tilmaami karaan masiibo bani’adanimo Madaxwaynaha Hirshabeelle...
Laba Weriye oo rug cadayaal ah oo Muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho caawa waxaa ku geeriyooday Ilaah ha u naxariistee rugcadaa suxufi ah Ismael Sheekh Khaliif Weriye Ismael ayaa in muddo ah waxa uu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho ka dib markii waxyeelo ba’an ay ka soo gaartay qarax loogu xiray gaarigiisa. Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayuu ku geeriyooday weriyahan halkaas oo...
Dagaal iyo boob aan horey loo arag oo ka dhacaya Suudaan , sdia ay sheegayaan dadka deegaanku
Dagaal aan horay loo arag oo u dhexeeya dagaalyahanno ka tirsan Ciidaamda Gurmadka degdegga iyo militariga ayaa ka socda duleedka waqooyi ee caasimadda Suudaan, sida ay sheegeen dadka deegaanka.
Mas’uul gaadiid kala soo goostay Somaliland oo ku biiray SSC
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in Daahir Maxamed Axmed oo kamid ahaa mas’uuliyiinta gobolkaasi ugu magacaaban Somaliland uu kasoo goostay, isla-markaana uu ku biiray SSC-Khaatumo.
Guddoomiyaha degmada Howlwadaag oo dalbaday in dib u dhis lagu sameeyo waddada isku xirta igooysyada Dabka iyo Bakaaraha
Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maamulka Gobolka Banaadir ka codsaday in dib u dhis lagu sameeyo Waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka & Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.









