Category: Warar

Home » Warar » Page 774
Post

 Shirkadda Turkis Airline oo duulimaad  toos ah ka bibaabaysa Hargaysa

Hargeysa (Raxanreeb) — ShirkaddaTurkish Airlines ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u  bilaabi doonto duulimaad toos ah oo ay ku tagayso magaalada  Hargaysa ee Somaliland. War ay soo saartay shirkada ayaa lagu sheegay  in tani ay qayb ka tahay dadaal ay ku ballaarineyso duulimaadyadeeda Afrika.  Qorshahan ayay shirkadda  Turkish Airlines sheegtay  in uu...