Kaniisadaha iyo masaajidda ku yaalla magaalada caasimadda u ah dalka kenya ee Nairobi, ayaa lagu booriyey inay ka fakaraan yareyntacodka xoogan ee kasoo baxaya goobahooda.
Hoggaamiyaha Burkina Faso oo sheegay inuu dhacay afgambi dhicisoobay
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee dalka Burkina Faso, Kabtan Ibrahim Traoré, ayaa ku dhawaaqay inuu u ahaa bartilmaameedka isku daygii afgambi ee todobaadkii hore.
Guddoomiye degaan oo Sh.Dhexe ah oo loo xiray ku lug lahaanshaha dil- wadareed ka dhacay Sh.Dhexe.
Warsheekh ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay Guddoomiyaha deegaanka Ceelmacaan Faarax Kuulow. Waxaa lagu soo waramayaa in Guddoomiyaha xarigiisa uu gacan ka gaystay Guddoomiyaha Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe Xasan Darafay. Xarigga Guddoomiyaha Ceelmacaan Faarax Kuulow ayaa la sheegay inuu...
Sababta loo xanibay Jaadka iyo khilaafka taagan oo laga hadlay & eedeyn loo jeediyay ganacsatada.
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacansatada qaadka ku eedaysey in ay diiden canshuurta qaadka oo lagu saleeyey kiilo Garaamka culeyska sida lagu sheegay warsaxafadeed ay soo saartay maanta oo Khamiis ah. Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa soo saartay khilaafka ka dhashay canshuuraha khaadka ee sababay in maanta wax qaad ah laga waayo Suuqyada magaalada...
Muxuu salka ku hayaa heshiiska ay wada-gareen DFS & maamul- goboleedyada ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta daah-furay shir lagu soo bandhigay Istaraatijiyadda Qaran ee Xasillinta deegaannada laga xorreeyey kooxaha argagixisada oo ay ka soo qayb galeen saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya. Shirka oo ay kasoo qeyb galeen Wasaaradaha ku shaqada leh Arrimaha xasillinta ee heer Federaal...
Al- Shabaab oo la wareegtay duleedka Baydhabo & cabsi ka jirta caawa Baydhabo.
Baydhabo ( Raxanreeb ) Ciidanka xoogga dalka qaybta 60aad ayaa galabta faruujiyay deegaanka Daynuunay oo 30 KM u jira magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Deegaanka waxaa la wareegay kooxda Al- Shabaab , ka dib dagaal saacado badan qaatay oo halkaas ku dhaxmaray kooxda & ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Goor sii horeysay oo galabta ah ayaa...
Qoorqoor ” way sii socon doonaan howlgalada ka dhanka ah Al- Shabaab” .
Dhuusmareeb(Raxanreeb)Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta gaaray deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo dhawaan laga xoreeyay kooxda Al- Shabaab. Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug, Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Ah ee Soomaaliya, qaar ka mid ah xildhibaanada Galmudug, gudoomiyaasha degmoonyinka Cadaado iyo Baxdo ayaa soo kormeeray xaaladda guud...
Dowladda Zambia oo qorsheynaysa inay iibiso diyaaradda madaxweynihii hore
Hoggaamiyaha Zambia, ayaa sheegay inuu qorsheynayo inuu iibiyo diyaaradda madaxweynihii isaga ka horeeyey, kaasoo uu iibsaday bilihii u dambeeyay ee uu xafiiska joogay, iyadoo ay jirto xaalad muran badan dhalisay.
Axmed Macallin Fiqi “Qorshaha xasilinta waa mid muhiim u ah la dagaallanka Al-Shabaab”.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Axmed Macallim Fiqi, wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiiisiinta ayaa maanta ku daahfurtay caasimadda Muqdisho shirka xasillinta xukuumadda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada: Munaasabaddan oo aheyd mid heer sare ah ayaa waxaa kasoo qeyb gelay hoggaanka dowladda federaalka ah, qaar ka tirsan golaha wasiirrada XFS, dowlad goboleedyada iyo gobolka...
Sacdiyo Samatar oo sheegtay in nafteeda halis ku jirto
Guddomiye ku xigeenka baarlamaanka federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin samatar ayaa sheegtay in in ay heshay farriimo hanjabaad dil ah, kaddib markii hadalkio muranka badan dhaliyay oo ku saabsanaa sharciga Jinsiga.



