Askari katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweeyd darawal wada Gawaarida waa weyn ee Dekedda rarka kasoo qaada ku dilay Muqdisho.
Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga oo gaaray deegaanka Baxdo
Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray degmada Baxdo ee gobolka galgaduud maamulka Galmudug waxaana saraakiishu ay u kuurgaleeyeen xaaladda amni ee deegaankaasi Baxdo, kaddib dagaal dhowaan ka dhacay oo u dhaxeeyay xooggag ka tirsan dagaallamayaasha Al-Shabaab iyo dadka deegaanka.
Hay’adda saadaasha hawada ee Hindiya IMD oo ka digtay Roobab mahiigaan ah
Hay’adda Saadaasha India (IMD) ayaa ku dhawaqday in maanta uu da’I karo roob xooggan oo dabaylo & Daadad badan wata oo saameyn kara Dad badan oo deegaan ku ah Deegaannada Xeebta leh ee Dalkaas.
William Ruto” Maxkadda Sare waa in ay diidaa codsiga Raila Odinga”
Waxa uu sheegay Ruto in Maxkamada sare ee dalka Kenya ay diido
100-kii cisho ee Madaxweyne Xasan Sheekh oo khilaaf kaga dhammaatay
Dib u eegis lagu sameeyo hannaanka maaliyadda dalka iyo kaabayaasha dhaqaale sida Dekadda iyo Garoonka
RW Xamse Cabdi Barre oo ka qayb galaya shirkii ugu horeysay oo dibadda ah.
Inta uu ku sugan Ra'iisuwasaare Xamse Cabdi Barre Tunisia waxaa uu halkaas kula kulmi doonaa
Digniin ku Saabsan musiibooyinka abaaraha wadamada Geeska Afrika
Guuleed Cartan oo ah Agaasimaha Xarunta Saadaasha Cimilada ee Ururka ICPAC ayaa sheegay in...
Is faham miyaa laga gaaray Khilaafka Dowladda Dhexe & Puntland ?
Is faham miyaa laga gaaray Khilaafka Dowladda Dhexe & Puntland ?
Maxaa Jubbaland ka dhigay saldhigga Khilaafaadka Soomaaliya ?
Xusul-duubka loogu jiro hanashada Jubbooyinka oo, run ahaantii, ku saleysan cirweynin,
Duqeymo ka dhacay Mekele oo Caruur ay ku geeriyootay.
Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Abiy Ahmed ayaa ku eedeyay Dowladda in duqeymahaas









