Dawladda Soomaaliya ayaa la soo gaarsiiyey illaa 1,645,600 oo ah tallaalka xanuunka COVID19 ee Johnson and Johnson (J&J), kaas oo ay ku deeqeen dalalka Sweden iyo Jamhuuriyadda Czech.
Mareykanka iyo Soomaaliya oo kawada hadlay la dagaallanka Al-Shabaab
Mareykanka iyo Soomaaliya oo kawada hadlay la dagaallanka Al-Shabaab
Yoweri Musaveni oo taageeray ku biirista Soomaaliya EAC
Soomaaliya ayaa dhawaan soo cusbooneysiisay dalab ay ku dooneyso inay ku hesho xubinimada Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC oo hadda ay ku midaysan yihiin toddobo dal. Tan iyo dhammaadkii 60-meeyadii ayay Soomaaliya daneynaysay inay xubin buuxda ka noqoto ururkan
Sababaha dheereeyay safarka MD Xasan ee Puntland & Natiijo la’aanta shirarkii Garoowe.
Ilo xog- ogaal ah oo ku sugan Puntland ayaa ku waramay in....
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ciidamada Kenya ee ku yaalla Jubbada hoose
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.
Soomaaliya oo loogu deeqay 1.6 million oo xabbo oo ah tallaalka J&J ee COVID-19
Warsaxaafadeed lagu baahiyey bogga internetka ee hay’adda UNICEF ayaa lagu sheegay in ...
Taliban oo ku eedeysay dowladda Pakistan khiyaano
Ku simaha wasiirka gaashaandhiga ee Taliban, Mullah Mohamed Yaqoob, ayaa sheegay in Pakistan aysan oggolayn in hawadeeda ay isticmaalaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka, si ay ugu gudbaan dalka Afghanistan
Xasan Sheekh oo la kulmay Isimada Puntland
Xasan Sheekh oo la kulmay Isimada Puntland
Ehellada Darawalkii lagu dilay Muqdisho oo Warbaahinta la hadlay
Ehellada Marxuum Maxamed Axmed Barrow oo shalay Askari ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya uu ku dilay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in meydka aysan aasi doonin, ilaa inta ay dowladdu cadaaladda u soo taageyso askarigii dilay wiilkooda
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo Shir la qaatay Wasiirrada Isgaarsiinta Dowlad Goboleedyada
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudan Axmed Cismaan Diiriye, Wasiir ku-xigeenka Mudane Xuseen Axmed Culusoow ayaa Shir la qaatay Wasiirada Isgaarsiinta ee Dowlad Goboleedyada Dalka, waxaana looga hadlay xoojinta Wadashadqeynta labada dhinac.









